1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo gaaray tuulooyin u dhow Baraawe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa gaaray deegaano dhowr ah oo ku dhow degmada Baraawe oo ay gacanta ku hayaan xarakada Al-Shabaab. Wararka aan ka helnay gobolka Shabeellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyada oo maanta Muqdisho lagu xiray Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu xiray Siyaasiga C/laahi Sheekh Xasan ka dib markii uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde. Siyaasigaan oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland oo la wareegay Galgala iyo madaxwayne Gaas oo ka hadlay (Dhageyso) Ciidamada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa gebi ahaan la wareegay gacan ku haynta buuraleyda Galgala kadib dagaal qaraar oo maanta halkaa ka dhacay. Dagaalka ayaa buuraha galgala waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday ka tirsan Jaamacada SIU oo u dhoofay Kampala si ay waxbarashadooda ugu soo dhameystaan Uganda Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu sagootiyay 26 arday oo barnaamij waxbarasho u aaday dalka Uganda. Ardaydan oo barta kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka cunug ay xubno ka maqanyihiin oo laga helay duleedka Muqdisho (Dhageyso) Kaam ku yaalla deegaanka Sar-kuusta ee duleedka magaalada Muqdihso ayaa lagu arkay meydka cunug yar oo lix bilood dhalan kaas oo ay ka maqnaayeen qeybo ka mid aa jirkiisa. Qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada huwanta oo maanta la wareegay Cadale iyo Wabxo Ciidamada is garabsanaya ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa maanta oo arbaco ah la wareegay degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe. Ma jirto wax iska caabin ah oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo ku wajahan Baraawe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa howl galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta u dhaqaaqay magaalada Baraawe. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa wada dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax garadka Gaalkacyo oo ka qeyb qaadanaya isu soo dhoweynta Puntland iyo Galmudug Wax garadka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in kaalin wanaagsan ay kaga jiraan sidii la isugu keeni lahaa maamullada Galmudug iyo Puntland. Suldaan Cabdikariin Maxamuud Dagal oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi sheegay in lacagaha beesha caalamka siiso dowladda lagu bixiyo howl galka AMISOM (Dhageyso) Siyaasi Idiris Xasan Faarax oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa sheegay in qarashaadka wadamada caalamka ugu yaboohaan Soomaaliya lagu bixiyo howl galka ciidamada midowga Afrika ee AMISOM iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan ku dhaliilay madaxwaynaha Soomaaliya shirka Kismaayo (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay shirka ka socda magaalada Kismaayo mid keeni doono iska hor imaad cusub oo ka dhex dhasha shacabka Jubbooyinka iyo Gedo. Mudane…