1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rugta ganacsiga Soomaaliyeed oo soo dhoweysay shirkada Al-bayrak ee lagu wareejiyay maamulka dekedda Muqdisho Guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdikariin Gabayre ayaa sheegay in ganacsatada soomaaliyeed ay soo dhoweynayaan shirkada laga leeyahay dalka Turkiga ee shalay lagu wareejiyay maamulka dekedda Muqdisho. Gabayre ayaa geesta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax-garadka soo jeeda gobollada dhexe oo cadaalad darro ku tilmaamay maamulka loo sameynayo gobolada dhexe(Dhageyso) Kulan ay maanta Muqdisho isugu yimaadeen odoyaal iyo siyaasiyiin ka tirsan beel ka tirsan beelaha Somaliyeed ee wax ka dega gobollada dhexe ayaa waxa ay kaga soo hor jeesteen habka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Banaadir oo dhagax dhigay waax hoos timaada degmada Xamar Jajab Guddoomiyaha gogolka Banaadir ayaa maanta xariga ka jaray xarunta waaxda 1-da May ee degmada Xamar Jajab kadib markii dib u dayactir lagu sameeyay. Munaasabad kooban oo xariga looga jarayay Waaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo loo qeybiyay mooshin ka dhan ah shirkadda Al-bayrak Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mooshin ka keenay sharci ahaanshaha shirkadii shalay lagu wareejiyay maamulida dekedda Muqdisho. Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ahaa kalfadhiga 5-aad fadhigiisa 1-aad waxaa shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo ballan qaad u sameysay xoogsatada Soomaaliyeed Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ay caawineyso dadka xoogsatada ah ee ka shaqeeya gudaha magaalada Muqdisho. Wasiir ku xigeenka wasaaradaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska dowladda Federaalka oo ka digay dibad baxyo ka dhaca Baydhabo Taliska booliska magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa ka digay dibad bax rabashado geysta oo ka dhaca gudaha magaaladaasi. Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo uu ka dhaco dibad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Maraykanka Madaxwaynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda dalka Maraykanka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb gelaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha maamulka Puntland oo Garoowe kula kulmay agaasimaha guud ee hay'adda FAO Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa kulan kula qaatay magaalada Garoowe agaasimaha guud ee hay’adda cunnada iyo beeraha adduunka adduunka ee qaramada midoobey FAO . Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya fadhiga 1-aad ee kal-fadhiga 5-aad Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay yeeshaan fadhigoodii ugu horeeyay ee kalfadhiga 5-aad ee Baarlamanka. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamanka mudane Mahad Cabdalle Cawad ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Qoryooley oo sheegay in ay gaareen deegaano hor leh (Dhageyso) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa gaaray deegaano dhowr ah oo hoos yimaada degmada Qoryooley kadib markii la sheegay in ay ka baxeen xarakada Al-Shabaab. Guddoomiyaha maamulka degmadaasi…