1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo howl gallo dad badan lagu qabtay ka fuliyay Afgooye Ciidamada nabad sugidda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay gelinkii dambe ilaa xalay howl gal dad lagu soo qab qabtay ka sameeyay degmadaAfgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Wararka ka imaanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Dhoobleey oo sheegay in ay soo furteen gaadiid ay qabsadeen xarakada Al-shabaab (Dhageyso) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo furtay gaadiid raashin sida oo la sheegay in ay qabsadeen rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab. Guddoomiyaha maamulka degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada hoose Qeex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga gaadiidka Baarlamaanka Soomaaliya oo eedeeyay maareeyaha dekedda Muqdisho (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maareeyaha dekedda Muqdisho ku eedeeyay in uu caqabad ku yahay heshiiskii shirkad Turkiga laga leeyahay lagula galay dekedda Muqdisho. Guddoomiyaha guddiga gaadiidka dekadaha,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ridwaan Xirsi: “Qarankeenu waxa uu istaahilaa nabad iyo in uu la jaan qaado adduunka Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan sannad-guurada 30-aad ee maalinta caalamiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo:Maamulka Galmudug oo dhagax dhigay wado muhiim ah(Dhageyso) Maamulka degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa maanta dhagax dhigay wado laami ah oo dhex marta bartamaha magaalada Gaalkacyo. Waxaa ka qayb galay masuuliyiinta ugu saraysa maamulka Galmudug kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay sameyneyso maamullo shacabku ay ku qanacsanyihiin (Dhageyso) Wasaarada arimaha gudadah iyo Federaalka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in bilaha soo aadan ay ku guulaysan doonaan in maamullo dadka ay ogolyihiin ay ka hir galiyaan qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Australia oo xeebaha Soomaaliya ku qabtay dooni siday 5.6 tan oo xashiish ah Saraakiisha ciidanka badda dowladda Australia ayaa sheegay in ay qabteen doon sidday xashiish dhan 5.6 tan. Doonta ayaa marka la qabtay waxay ka sii baxaysay xeebaha Soomaaliya, sida ay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad laga leeyahay Turkiga oo lagu wareejiyay maamulka dekeda Muqdisho [huge_it_slider id=”63″] Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay hawsha dekada Magaalada Muqdisho. Munaasabadii howsha dekada shirkadan ay kula wareegaysay waxaa ku sugnaa xubno ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wasiirada Soomaaliya oo magacaabay taliyaha nabad sugida dowladda Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheen golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayay ugu magacaabeen Kornel. Cabdiraxmaan Maxamed Tuur yare xilka taliyaha cusub ee hey’adda nabadsugidda dowladda Federaalka Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad: Shacabka Kenya oo raali ka ahayn joogitaanka ciidanka Kenya ee Soomaaliya Daraasad la sameeyay sanad kadib weerarkii Westgate ayaa lagu ogaaday in shacabka ku nool Dalka Kenya aysan raali ka ahayn in ciidamada Kenya ay ku suganaadaan dalka. Waxaa sidoo kale…