1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo gaari Qaad siday ku gubay deegaan u dhow Baar-dheere Xarakada Al-shabaab ayaa maanta baabuur qaad sida ku gubay deegaan u dhow degmada Baar-dheere ee gobolka Gedo. Wararka laga helayo deegaanka Faan-weyn ayaa sheegaya in Al-shabaab ay jidka u galeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin ku saabsan qaraxa maanta ka dhacay Kismaayo Waxaa soo baxaya faahfaahin la xiriirta qaraxii maanta gudaha magaalada Kismaayo lagula eegtay kolonyo ka tirsan AMISOM oo marayay wadada Af madow. Wariyaha Goobjoog FM ee Kismaayo ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM oo qarax lagula eegtay Kismaayo Wararka naga soo garaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay wadada Af-madow ee magaaladaas. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ismaaciil Hurre: Dhinacyada isku haya maamul goboleedyada dalka ha isku tanaasulaan Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya maamul goboleedyada dalka in ay isu tanaasulaan. Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibedda dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya mudane Ismaaciil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi ugu baaqay dowladda Soomaaliya in aysan fogeyn Puntland Siyaasi ka soo jeeda maamulka Puntland ayaa ku baaqay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay is raaciso maamulka gobolka Mudug haatan ka jira iyo dhinacyada kale ee gobollada dhexe. Maxamed Xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo codsaday in lagala shaqeeyo xaqiijinta amniga Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa maamulada kale ee gobolka Galgaduud ka dalbaday in ay kala shaqeeyaan xaqiijinta amniga deegaanada maamulkaasi. Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Ximan iyo Xeeb Xasan Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan oo maanta furaya kalfadhiga shanaad ee baarlamaanka dalka Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu furo kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii ay xildhibaanada golaha shacabku soo dhameysteen fasaxoodii.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka Istarliin oo ka deyriyay xaalada isbitaalka iyo bukaanada ku jira Maamulka Isbitaalka Istarliin ee degmada Guri-ceel oo sheegay in tan iyo markii ay isbitaalka ka baxday hay’adii MSF uusan isbitaalku ku filneyn adeegyada caafimaad ee dad weynaha xilli ay cuduro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG-DEG: Koox hubeysan oo rasaas ku furay agaasime ka tirsan garoonka diyaaradaha Aaden Cadde War goor dhow soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa waxa uu sheegayaa in kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari uu saarnaa agaasimaha waaxda saadaasha hawada ee garoonka diyaaradaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway oo ka caawineysa dowladda Soomaaliya xoojinta ciidamada Dowladda Norway ayaa sheegtay in ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka gacan siineyso dib u dhiska iyo xoojinta ciidamada dowladda Soomaaliya. Ballan qaadkan ayaa yimid kadib markii uu ra’iisul wasaaraha xukuumadda…