2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Afey oo sheegay in Kenya ay dano gaar ah kalahayn Soomaaliya Sida uu qoray war-geyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya, Wakiilka gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya, Maxamed Cabdi Afey, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab oo dowladda isku soo dhiibay Labadii maalmood ee u dambeeyay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo ka dagaalamayay gobolka Hiiran ayaa isku soo dhiibay Dowladda, sida uu sheegay Abaanduulaha Ciidamada dowladda ee Gobolka Hiiraan Col. Cusmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG Jubba oo sheegay in maqnaanshaha Bare Hiiraale uu saameyn ku yeelan doonin shirka dib u heshiisinta Maamulka KMG Jubba ayaa sheegay in shirka dib u heshiisinta ee ka socda Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose wax saamayn ah ku yeelan doonin ka maqnaanshaha Bare Hiiraale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan sheegay inuu jirin qorshe fog oo dowladdu u diyaarisay xasilinta goobaha ay la wareegtay Professor Liibaan Cabdulaahi Cigaal oo wax ka dhiga Jaamacada Jorge Mayson ee Dalka Mareekanka ayaa sheegay in hawlgalka Badwaynta Hidiya Nabadgaliyo KMG ah ,hase ahatee aysan jirin jirin qorshe Dowladu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha degmada warta nabada oo ka tacsiyeeyay wiil AMISOM ay ku jiirtay xaafada Xararyaale Guddoomiyaha degmada Warta nabada Yaasiin Nuur Ciise oo Goobjoog FM u waramay ayaa sheegay in Ciimada AMISOM ay wiil ku jiireen xaafada Xararyaale kadibna ay ka dhaqaaqeen goobta asagoo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada indhoolayaasha Soomaaliyeed oo midoobay Xubno ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad ay ku midoobeen ururo ay leeyihiin indhoolayaasha Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay magaalada Muqisho. Waxaa ka soo qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Biibi oo ka hadashay wixii u qabsoomay guddoonka haweenka baarlamaanka Soomaaliya Guddoomiyaha haweenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Biibi Khaliif Maxamed ayaa faahfaahin ka bixisay wixii u qabsoomay tan iyo markii la doortay oo hada laga joogo muddo labo bilood ah. Xildhibaan Biibi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kay: Ma ahan in lagu deg dego ka bixitaanka AMISOM ee Soomaaliya Qaramada midoobey ayaa sheegtay in uusan jirin waqti cayiman oo loogu tala galay in ciidamada AMISOM ay ka baxaan dalka Soomaaliya. Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo maalintii saddexaad galay Waxaa maalintii saddexaad galay shirka dib u heshiisiinta beelaha wada dega gobolada Jubbooyinka iyo Gedo xilli beelaha qaar ay dhaliilsanyihiin qaabka uu ku furmay shirkaasi. Nabadoon Maxamed Barre oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha nabadda iyo midnimada Jubba oo madaxda dowladda eedeyn u jeediyay Golaha Nabadda iyo midnimada deegaanada Jubba ayaa ku eedeeyay madaxda dalka in khilaaf iyaga ka dhaxeeya ay kula gal-galanayaan arinta magaalada Kismaayo. Golahan oo uu guddoomiye u yahay Kornel Barre…