1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud:Ciidanka dowladda oo gaaray deegaano hor leh Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa tagay deegaano hoosyimaada degmada Ceel-buur oo la sheegay in ay ka baxeen xarakada Al-Shabaab. Guddoomiyaha maamulka degmada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG-DEG: Nin si weyn loo baadi goobayay oo ka baxsaday ciidamada Kenya Nin looga shakisanyahay in uu xiriir la leeyahay xarakada Al-shabaab oo ay aad u doon doonayeen waaxaha ammaanka dalka Kenya ayaa maanta ka fakaday ciidamada booliska magaalada Mombasa sida uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakool: Dagaal Tiyeegloow ku dhex maray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo xarakada Al-Shabaab dagaal khasaaro geystay in uu ku dhex maray duleedka degmada Tiyeegloow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo lagu dhaliilay xiisada Baydhabo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu dhaliilay in ay ka gaabisay xal u helida xiisadaha siyaasadeed ee ka jira magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Xilli magaaladaasi uu ku sugan yahay guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahano ka hadlay xiisada badda ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Kenya 28-kii bishii tagtay dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay warqad u gudbisay maxkamadda caalamiga ee cadaalada (ICJ) ayada oo ka dalbatay qaramada midoobay in ay samayso xuduud badeed cad oo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hollande: Waxaan ka qeyb qaadanay qorshihii lagu dilay hogaamiyihii Al-shabaab Sida laga soo xigtay ilo ku dhow madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande, sirdoonka Faransiiska ayaa wada shaqeyn la lahaa xukuumadda Washington kaasi ku saabsanaa hirgelinta weerarka dhanka hawada Mareykanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda oo fashilisay weeraro ka dhici lahaa Kampala Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ay fashilisay isku day weerar ah oo lagu doonayay in laga geysto magaalada caasimada ah ee Kampala. Afhayeen u hadlay booliska dowladda Uganda ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada milateriga dowladda ee gobolka Gedo oo ka cabanaya mushaar la’aan Ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa ka cabanaya Mushaar la’aan ay sheegeen in Mudo 3-sano ah ay ku heysato Gobolkaasi, ayadoo ay ku jiraan xaalado dagaal.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir dib u heshiisiineed oo maanta ka furmaya Baydhabo Waxaa maanta la filayaa in magaalada Baydhabo uu ka furmo shir looga hadlayo xal ka gaarista Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dhismaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya, sida lagu shaaciyey War-saxaafadeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Shirka Dib U Heshiisnta Berri Baydhabo Ka Furmaya. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Baydhabo ku sugnaa maalmahan ayaa faah faahin ka bixiyey shirka dib u heshiisiinta shacabka Koonfur Galbeed oo…