1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan shaki geliyay in doorasho ka dhacdo dalka 2016-ka Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaki galiyay suurta galnimada in dalka doorashooyin xor ah ay ka dhacaan marka la gaaro sanadka 2016-ka. Xildhibaan Cabdiraxmaan Faarax Ibbi ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoogsato dibad bax ka dhigay agagaarka dekeda Muqdisho Qaar ka mid ah xoogsatada dekadda magaalada Muqdisho ayaa maanta dibad bax ka dhigay nawaaxiga dekada magaalada Muqdisho. Xoogsatadan ayay ka cabanayeen dibad baxooda shirkad shisheeye oo la wareegtay hawshii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Balanballe: Gurmad loo dalbay qoysas barakacayaal ah oo tabaaleysan Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in gurmad ay soo gaarsiiso qoysas abaaro ku haysta tuulooyinka hoos yimaada degmadaasi. Guddoomiyaha Balanbale Maxamed Maxamuud ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Madaxwayne Xasan Sheekh oo labo sano jirsatay Xasan Sheekh waa Madaxweynihii 8-aad ee Soomaaliya, Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweyne u doortay 10-kii September 2012-kii kadib markii uu helay 190 cod halka uu murashaxii iyo Madaxweynihii xilligaas ee Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qaasim oo ka hadlay caqabadaha hareeyay dowladda Soomaaliya Madaxwaynahii dowladii kumeelgaarka ahayd ee lagu dhisay tuulada Carta mudane Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in dowladda madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ay wajahday caqabado kala duwan mudadii labada sano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Gaarane: Dowladda wax wayn ayaa u qabsoomay labadii sano ay jirtay Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guulaysatay tan iyo intii ay jirtay ee labada sano wax ka qabashada arimo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda oo ka digtay in Al-shabaab weeraro ka geystaan dalkeeda Abaanduulaha Ciidamada Difaaca Dalka Uganda ayaa digniin ku bixiyay suurta galnimada in Al Shabaab weeraro aargoosi ay ka gaystaan dalka Uganda. Jeneraal Kantumba Wamala, Abaandulaha Ciidamada Difaaca Dalkaasi ayaa sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Saameyntii dhacdadii 11-kii September,2011 Maalintaas Maxaa dhacay? 11/9/2001-dii: Maalintaas 19 Dhalinyaro ah ayaa afduubay diyaardo rakaab rayid ah siday, American Airline dulimaad-ka 11-aad ayaa dhex gashay dhismaha Waqooyiga xiga ee daarihii mataanaha ahaa (twin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug oo ka hadlay ammaanka koonfurta Gaalkacyo Maamulka Gal-mudug ayaa ciidamada ammaanka maamulkaasi ku dhiira geliyay dar dar gelinta ammaanka magaalada Gaalkacyo. Hadalkan ayaa waxaa yiri guddoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi Xasan Maxamuud Hayl mar uu booqday xeryaha ciidamada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawaale Kullane oo khudbad ka jeediyay kulanka golaha ammaanka ee looga hadlay difaaca xaquuqda caruurta Xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa kulan isugu yimid September 8,2014, waxaana kulankan looga dooday difaaca xaquuqda caruurta, gaar ahaana ka hortaga Askareynta iyo u adeegsiga xaaladdaha dagaalka. Kulankan…