Haween olole nadaafadeed ka bilaabay degmooyinka Hodan iyo WadajirHaween ka kala socda degmooyhinka Hodon iyo Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta bilaabay olole nadaafadeed oo ay isaga kaashanayaan qeybo ka mid ah degmooyinkaaasi. Ololahan nadaafadeed oo saakay laga…1 daqiiqo
1 daqiiqoMuqdisho: Ciidamada booliska oo baaraya gawaarida ku xiran muraayadaha madow Ciidamada booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka bilaabay magaalada Muqdisho howlgallo ay uga hor tagayaan baabuurta isticmaasha muraayadaha madow ee loo yaqaano beensalka. Booliska ayaa lagu arkayay qaar ka…
1 daqiiqoXildhibaan ka digay in la iska hor keeno beelaha wada dega gobolada dhexe Xildhibaan ka mid ah barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay cadaalad darro uu sheegay in lagu kala fogeynayo beelaha wada dega gobolada dhexe ee Soomaaliya. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Aadan Sandheere…
1 daqiiqoHaweeney daryeel la'aan ugu geeriyootay degmada Dhoobleey Maamulka degmada Dhoobleey ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in haweeney ay daryeel la’aan dhinaca caafimaadka ah ugu geeriyootay cisbitaalka degmadaasi. Isbitaalka guud ee Dhoobleey oo ku yaalla degmadaas ayaa…
2 daqiiqoMaamulka degmada Kaxda oo eedeyn kulul u jeediyay booliska SHabeellaha dhexe Guddoomiyaha maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa taliska booliska gobolka SHabeellaha dhexe ku eedeeyay dhul boob rag hubeysan ay ka wadaan degmadaasi. Cabdi Kaamil Shukri Macalin Xasan oo ah…
1 daqiiqoDowladda Federaalka oo sheegtay in ay furtay wadada xiriirisa Ceelbuur iyo Dhuusamareeb Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay furantahay wadada xiriirisa degmooyinka Ceelbuur iyo Dhuusamareeb ee gobolkaasi kadib markii halkaasi ay kula dagaalameen xarakada Al-Shabaab. Kornel…
1 daqiiqoBaydhabo oo bandaw habeenki ah lagu soo rogay Booliska soomaliya ayaa bandaw habeenki ah kusoo rogay magaalada baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Taliyaha Booliska ee gobolka Baay Col. Mahad Cabdiraxman Adan oo goobjoog FM la hadlay ayaa sheegay…
3 daqiiqoTaliyaha Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay guulaha laga gaaray sugidda amniga dalka War-saxaafadeed: Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, S/guuto Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil, ayaa tilmaamay in ciidamada Booliska Soomaaliya guulo waaweyn ay ka gaareen sugidda amniga magaalada Muqdisho, kaddib markii ay qaadeen tallaabooyin…
1 daqiiqoErgeyga QM oo ku baaqay in la taageero maamulka saddexda gobol ee Koofur Galbeed Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa Xafiiska UNSOM Nicholas Kay ayaa ugu baaqay qeybaha kala gedisan ee isku haya siyaasadda Koofur Galbeed Soomaaliya inay ka qeybqaataan sidii loo…
1 daqiiqoWAR DEG-DEG: Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Villa Baydhabo War goor dhow naga soo gaaray xarunta Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay wadada u dhaxeysa Isbitaalka Madiina iyo Isgoyska Banaadir. Qaraxa ayaa…