2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Ka Hadlay Shirkii Deyn Cafinta ee Adis Ababa Wasiirka wasaaradda maaliyadda dowlad gobaleedka Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Adis Ababa ay kula yeesheen wasiirka wasaaradda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdi raxmaan Ducaale Beyle kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Jimciyadda Qaramada Midoobey oo Maanta Furmaya iyo Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya Waxaa maanta si rasmi ah magaalada New York ee dalka Mareykanka uga furmaya shirka guud ee jimciyadda qarumaha ka dhaxeysa, kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda ilaa 193 dal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Dhexmaray Guddiga Doorashada Puntland iyo Midowga Yurub Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Puntland oo uu dhowaan uu ku dhawaaqay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kula kulmay magaalada Garowe ee caasimadda maamulkaasi u qaabilsanaha Midowga Yurub Soomaaliya Nicolas Berlanga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga hadlayo arrimaha Deyn cafinta Soomaaliya oo ka socda Addis-ababa Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wada hadalka deyn cafinta u qaabilsan hey’adda Lacagta Aduunka (IMF) waxaana laga wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Dhagax Dhigay Waddo Laga Dhisayo Gudaha Magaalada Beydhabo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax dhigay dhisma waddo 1,500 oo mitir oo dhex marta magaalada Beydhabo, si ay qayb uga qaadato fududeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyada Mucaaradka Somalinad oo War Ka Soo Saaray Doorashada Shir maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda Soomaaliland ay ku yeesheen labada xisbi mucaarad ee Ucid iyo Wadani ayaa looga hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka dhowaan la filaayo in ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Ka Jawaabaya Dilkii Ka Dhacay Magaalada Kulan iminka uga socda Baydhabo odeyaasha dhaqanka ee Koonfur galbeed iyo ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ayaa la sheegayaa in looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin dil ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Safiirrada Iyo Wakiillada Hey’ada Caalamaliga Ah Kula Kulmay Baydhabo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre, ayaa kulan looga hadlay wax ka qabashada baahiyha ka jira deegaannada koonfur Galbeed, waxa uu magaalada Baydhabo kula yeeshay safiirradda dalalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Kaam Ku Yaalla Magaalada Garoowe Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dab khasaare kala duwan geystay oo ka kacay kaam ay deganaayeen dad barakacayaal ah, kaasi oo ku yaalla magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajenadaha Ra’iusul Wasaare Kheyre ee Koonfur Galbeed Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safar ku tagay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG u ah dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, waxaana garonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay maxaweynaha…