2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay Xariga Janan Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee deegaan doorashadoodu tahay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa xaringa wasiirka amniga ee maamulkaasi Cabdirashid Janan ee Muqdisho kala…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda iyo Taariikhda Qareenada Matalaya Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday 26 july sanadkan ayuu dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane ku dilay Allaha Unaxariiiste Marxuum Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud, degmada Xamarjajab ee gobalka Banaadir. Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: DFS Wakiil Noogama Ahan Taakuleynta Aan Ka Helno Caalamka War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland ayaa looga horyimid heshiiskii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, kaasi oo ku saabsanaa mashruuc loogu magac daray Injineer Yariisow, laguna dhisayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo La Kulmay Guddiga Shaqadiisa La Hakiyey Ee wajiga 2-aad ee dib-u-qaabeynta Ciidamada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa axaddii xafiiskiisa kulan kula qaatay guddiga u xil saaran wajiga labaad ee dib-u-qaabeynta ciidamada qalabka sida. Guddiga oo 9 maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa Oo Isu Sharaxay Madaxtinnimada Galmudug Xaflad weyn oo galabta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxuu Cabdiraxmaan Odowaa ku iclaamiyey murashaxnimadiisa madaxtinnimada Galmudug. Xafladda waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-Xigeenka 1aad ee aqalka sare mudane Abshir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo Heshiis kala Saxiixday Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, iyo agaasimaha guud ee midawga Yurub ee horumarinta caalamiga ah, Mr Stefano Manservisi ayaa si wadajir ah maanta u saxiixay 23 Milyan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/Afrika: Jaaliyadda Oo Codkooda Ku Biiriyay Raadinta Maqaamka G/Banaadir Ka Hadalka Maqaam uu yeesho Gobalka Banaadir, kuma koobna Siyaasiyiinta ama Odayaasha Deegaanka oo kaliya ee sidoo kale Dhallinyarada Qurbajoogta Soomaalida, ayaa dhankooda ka dalbanaya sidii loo heli lahaa Xaqii…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Khubadda iyo Barnaamijka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish Si isla xisaabtan u yimaado, isla markaana mas’uulka Soomaaliyeed u ogaado in loo diwaangeliyey ballamihiisa, waxna laga weydiin-doono, Goobjoog News sida caadada ah waxaa ay akhristayaasheeda la wadaageysaa khubaddii uu guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha DFS & kuwa Gaarka ah oo la Fasaxay Curashada Sannadka Islaamka Dartiisa Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada XFS ayaa shaacisay in shaqaalaha DF & kuwa gaarka ay fasax yihiin Beri oo Sabti ah,31-8 2019,ama 01-01-1441H,curashada sannadka cusub ee islaamka dartiisa,sidoo kale ku…