1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Gaaray Degaanka Gawaan Ee Gobalka Mudug Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo safar dhulka ah uga soo uga soo ambabaxay Magaalada Hobyo oo uu ka socdo shirka ayaa waxa uu booqday Hospital-ka Guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo la Kulmay Dhiggiisa Japan. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa intii lagu guda-jiray kaltanka todobaad ee Shir Madaxeedka TICAD ayuu shir doceed la yeeshay dhiggiisa Japan Mudane Tarō…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradda Air Uganda Oo Duullimaad Toos ah ka Billowday Soomaaliya Shirkadda Diyaaradaha ee Air Uganda ayaa Maanta oo Khamiis ah duulimaad toos ah ka billowday Soomaaliya gaar ahaan Caasimadda Muqdisho. Xaflad lagu daahfuray duulimaadka ay Diyaaradda Uganda Airlines ka sameyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Dowladda Soomaaliya u Diiday in Al-shabaab Lagu Daro Liiska Argigixisada? Tan iyo markii shalay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uu diidmo ugu codeeyey qaraarkaasi oo lagu doonayay in kooxda Al-Shabaab loogu daro Liiska Argagixisada caalamiga ah ayaa waxaa jira su’aalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Booqanaya Hobyo Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, halkaas oo uu ka socdo shirka nabadda iyo dib u heshiisiinta qaar kamid ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ku Jirta Liiska Dalalka Uu Mareykanku Ka Sheegay Hufnaan La’aanta Maaliyadeed 2019 Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, qeybteeda howlgallada dibadda ayaa soo saartay warbixinteeda la xiriirta “Hufnaanta Maaliyadeed ee Dalalka ee 2019”. Warbixintan waxaa lagu eegaa in dalalka ay ka soo baxeen ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah oo Ku Adkeysatay In Aaney Jabin Heshiiskii Ahlus Sunna Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka bixin qodob kamid ah 10-kii qodob…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Amni ee Baraawe? Taliyaha ciidanka xoogga ee degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdi raxmaan Cilmi Jimcaale ayaa sheegay in ciidanka xoogga ay ku guuleysteen in ay sugaan nabadgelyada degmada iyo midda Garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Qabashada Dacwadaha Dhulalka Oo La Hakiyey Wasaaradda cadaaladda ee dowlad goboleedka K/galbeed ayaa sheegtay in ay hakiyeen qabashada dacwadaha la xiriira dhulalka oo maalmahan dambe aad ugu soo batey. Cabdi C/wahaab C/laahi, wasiir ku xigeenka wasaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee Wakaaladda Hormarinta Dhismaha Soomaaliyeed Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Hormarinta Dhismaha Soomaaliyeed u magacaabay Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe). Ra’iisul Wasaaraha markii uu…