Xarunta Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare Soomaaliya oo maanta dib loo howl geliyay Xubno ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa maanta ka qayb galay munaasabad xariga looga jarayay xarunta wasaarada hidaha iyo tacliinta sare. Xubnaha ka socday xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa bogaadiyay howsha… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Golaha wasiirada oo faahfaahiyay xil ka qaadista Sanbaloolshe Golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo uu shir gudoominayey ra’iisul wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Shirka ayaa looga hadlay amniga guud ee…
1 daqiiqo Soomaali lagu qabtay xadka dalalka Koofur Afrika iyo Muzambiig Wararka laga helayo dalka Muzanbiig ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhibaataysanyihiin muwaadiniin Soomaaliyeed oo ciidamada dalkaasi ay ka qab qabteen soohdimaha ay wadaagaan dalalka Koonfur Afrika iyo Muzanbiig. Dadkan…
1 daqiiqo WAR DEG-DEG:Taliyaha nabad sugidda dowladda Soomaaliya oo xilka laga qaaday War deg deg ah oo goor dhow soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay xilka ka qaaday taliyihii nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi…
1 daqiiqo Jeneraal Khaliif: Ciidanka dowladda iyo shacabka gobollada wada shaqeyn ayaa dhex marta Abaanduulaha ciidamada xooga dalka ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan howl gallada ka socda gobolkaasi. Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi oo ah abaanduulaha ciidanka dowladda ayaa sheegay in wada shaqayn…
1 daqiiqo Ahlu Sunnah: Dilka hogaamiyaha Al-Shabaab ma ahan micnahiisa in la soo af jaray Al-shabaab Ururka Ahlu sunnah waljamaaca oo marar badan ay wada dagaalameen xarakada Al-Shabaab ayaa sheegay in dilka hogaamiyihii hore ee Al-shabaab aanu ka dhignayn in la soo af jaray xarakada Al-Shabaab.…
1 daqiiqo Muqdisho:Idaacadaha Kulmiye iyo Simba oo hawada laga saaray Waxaa saaka shaqadoodii hakad galay idaacadaha Simba iyo Kulmiye oo ka mid ah raadiyaasha madaxa banana ee ka howl gala magaalada Muqdisho. Ciidamo ka tirsan dolwladda Federaalka Soomaaliya ayaa la…
1 daqiiqo Al-shabaab oo xaqiijisay geerida hogaamiyahoodii xilli ay hogaan cusub ku dhawaaqeen Xarakada Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u xaqiijisay geerida hogaamiyahoodii oo ay maraykanku sheegeen in ay duqeyn ku dileen isniintii la soo dhaafay. Al-shabaab ayaa xilkii uu…
1 daqiiqo Maamullada Somaliland iyo Puntland oo ka hadlay geerida hogaamiyaha Al-shabaab Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku tilmaamay guul weyn in laga gaaray dilka hogaamiyihii xarakada Al-Shabaab oo diyaaradaha dagaalka Maraykanka ay isniintii ku dileen gobolka Shabeellaha hoose…
7 daqiiqo Wax qabadka xukuumadda Soomaaliya ee todobaadkii tagay oo la soo saaray Wasiirka War faafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka dowladda ee todobaadkii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka…