7 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax qabadka xukuumadda Soomaaliya ee todobaadkii tagay oo la soo saaray Wasiirka War faafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka dowladda ee todobaadkii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag lala xiriirinayo Al-shabaab oo laga qabtay nawaaxiga Buur hakaba Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa howl galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa rag lala xiriirinayo xarakad Al-Shabaab ku soo qabtay howl gal ay ka sameeyeen nawaaxiga degmada Buur hakaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabuuti oo ciidamo hor leh u soo direysa Soomaaliya Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday in ay kordhin doonto ka qayb qaadashadeeda howl galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo ay ciidamo garaaya 950 askari ku soo kordhin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo yaraan xoogan oo soo wajahday tuulooyin hoos yimaada Ceel-waaq Qoysaska ku nool tuulooyin hoos yimaada degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimaaday qiimaha lagu iibsado biyaha ee deegaanadaasi. Wararka ka imaanaya gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Buulo burte iyo odayaasha dhaqanka oo ka hadlay qeybinta deeq ka timid Jabuuti Maamulka degmada Buulo burte iyo odayaasha degmadaasi oo kulan ka yeeshay sida dadka ku nool degmadaasi loogu qeybinayo deeqdii dhowaan la gaarsiiyay halkaasi. Guddoomiyaha maamulka degmada Buulo burte ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug oo ku daba jira ruux haweeney ku dilay Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ee dhanka Galmudug ayaa sheegay in ay baaritaan adag ku hayaan rag hubeysan oo haweeney ku dilay bartamaha magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha maamulka gobolka Mudug Aweys Cali Siciid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay weeraro kaga yimaada Al-shabaab Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay weeraro ay xarumaha dowladda ku qaadaan xarakada Al-Shabaab Khaliif Axmed Ereg oo ka hadlay howl galka bad weynta Hindiya ee dowladdu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaashaandhiga Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay geerida hogaamiyihii Al-shabaab War ka soo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in hogaamiyihii Al-shabaab uu ku dhintay weerarkii ay dayuurad nooca aan duuliyaha lahayn (Drone) uu Maraykanku leeyahay ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Prof. Jawari oo si wadajir ah ula Kulmay Xildhibaanno iyo Odayaasha dhaqanka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Baydhabo si wadajir ah kulan ugula qaatay Xildhibaanno si kala gaar gaar ah usoo gaaray magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay geerida hogaamiyihii Al-shabab Ka dib iskaashi buuxa oo dhex maray Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka, toddobaadkan gudihiisa waxay ciidammada Mareykanku weerar ku qaadeen kolonyo baabuur ah oo uu la socday Hoggaamiyaha kooxda arga-gixisada…