1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada huwanta oo dagaal la'aan kula wareegay deegaano ka tirsan Galgaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa gudaha u galay duhurnimadii maanta deeegaanada Ceel Garas iyo Ceel la helay kadib ka bixitaankii Al-shabaab. Guddoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo la'aan saameyn xun ku reebtay dadka iyo duunyada ku nool Belad Xaawo Wax garadka degmada Belad Xaawo ayaa sheegay in ay ka sii dartay xaalada dhanka biyaha ee degmadaasi. Suldaan Khaliif Xaaji Xasan oo ku sugan Belad Xaawo ayaa tilmaamay in deegaano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay la laabatay sharciyo aan la ansixin Mid ka mid ah xildhibaanada barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay la laabatay hindise sharciyeedyo aan la meel marin. Xildhibaan Feysal Cumar oo u waramay Goobjoog FM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hilowle Aadan: Go'aanka Kornel Barre Hiiraale waa mid gobolka hormar u ah Hilowle Aadan Maxamuud ayaa go’aankii Kornel Barre Aadan Shire (Hiiraale) ku sifeeyay mid dhameystir u ah maamulka kumeel gaarka ee Jubba. Hilowle Aadan oo hore u soo noqday xildhibaan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka SHabeellaha hoose oo ka deyriyay xaaladaha dadka ku nool aagaga xukuumaddu la wareegtay Maamulka gobalka SHabeellaha hoose ayaa carabka ku dhuftay in dadka ku nool deegaanadii ay gaareen ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa midowga Afrika ee AMISOM ay wajaheen xaalado adag. Hadalkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha milateriga Soomaaliya oo baaq u diray xarakada Al-shabaab Taliyaha ciidanka xooga dalka ayaa xarakada Al-shabaab ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan cafiskii ka soo yeeray golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Jeneraal Daahir Aadan Cilmi (Indho qarshe) oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada midoobey: Gaajo ayaa handadeysa nolosha hal malyan oo Soomalia ah Qaramada midoobey ayaa ka digtay xalaada duruufta adag ee dhanka nolosha ah ee sii xumaaneysa kana jirta qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada koonfurta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay degmada Jalalaqsi Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku haynta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Howglalka lagula wareegay gacan ku haynta degmada Jala-laqsi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay dalka Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka markii uu magaalada Nairobi uu kaga qayb galay shir looga hadlayay waxa reer galbeedku ugu yeeraan argagaxisada. Wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag hubeysan oo weeraray gaadiid gargaar u waday Buulo Burde Rag hubeysan oo la tuhunsanyahay nin ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa maanta dhexda u galay gaadiid gargaar u siday degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan. Wararka ayaa sheegaya in…