Prof. Dalxa: Gaabis ayaa ku yimid gargaar u fidinta barakacayaasha Guddiga arimaha dibada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in la gacan togaaliyo gargaarka loogu tala galay qoysaska ku barakacay dagaalada ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xarakada Al-Shabaab ku dhax maraya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo 45 maalin u qabatay in ay isku dhiibaan Al-shabaab Kulan aan caadi ahayn oo xalay golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu sheegay in ciddii isa soo dhiibto ka hor inta uusan dhamaanin muddada 45-ka maalmood…
1 daqiiqo Maamulka degmada Kunturwaareey oo ka hadlay ammaanka degmada Maamulka degmada Kunturwaareey ee gobolka SHabeellaha hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku guulaysteen ka hor tagista falal ammaanka liddi ku ah oo ka…
2 daqiiqo Wasiirada oo caawa kulan deg deg ah ka yeeshay How-galka Badweynta Hindiya iyo Duqeynta Mareykan-ka ee Al-shabaab Kulan deg deg ah uu shir gudoominayey R’aisul wasaaraha ayaa caawa fiidkii ka dhacay xafiiska Ra’isul wasaaraha ee caasimadda Muqdishu. Wasiirka Amniga Qaranka dowladda Soomaaliya Khaliif Ereg ayaa Saxaafadda uga…
2 daqiiqo Madaxda Afrika oo ka wada hadlay la dagaalanka kooxaha islaamiyiinta Madaxda lix dal oo Afrikaan ah ayaa maanta ku shiray dalka Kenya,kuwaas oo ka wada hadlay la dagaalanka kooxaha Islaamiyiinta ee Afrika, kuwaas oo la sheegay in dad badan ku…
1 daqiiqo Dowladda Federaalka oo ka hadashay duqeymo ka dhacay gobolka Hiiraan Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaarado aan la aqoon ay ka geysteen deegaano ka mid ah gobalka Hiiraan. Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ayaa…
1 daqiiqo Faahfaahinta duqeyntii ka dhacday gobolka Shabeellaha hoose Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo ay geysteen diyaarado dagaal oo ka dhacay deegaanada Sablaale iyo Haawaay ee gobalka SHabeellaha hoose. Wararka maanta soo baxaya ayaa sheegaya in…
2 daqiiqo Madaxwayne Gaas oo maanta dhagax dhigay wado muhiim u ah Garoowe Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta dhagax dhigay wadada isklu xirta garoonka diyaaradaha ee Garoowe iyo Laamiga magaaladaasi. Wadadan ayaa waxaa ka soconaya dayactir la doonayo in lagu sameeyo wadada dheer…
1 daqiiqo Ganacsatada suuqa Bakaaraha oo cabasho soo saaray Xoogsatada suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa cabasho ka muujiyay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen in ay howlohooda caqabad ku yihiin. Waxa ay sheegeen in dowladda…
1 daqiiqo Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan Galgaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in howl-gal ay ka sameeyeen gobolka Galgaduud ay ku qabsadeen deegaano hor leh oo ka tirsan gobolkaasi. Wararka ka imaanaya…