Xildhibaan Jeesow: Howl galka Bad waynta Hindiya waa mid soo celinaya amniga Guddoomiye ku xigeenka guddiga amniga iyo arimaha gudaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in guddigoodu ay ku rajo weyn yihiin in howl galka bad waynta Hindiya ee lagula dagaalamayo xarakada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Baydhabo: Prof. Jawaari oo maalintii labaad kulamo la leh wax garadka gobolka Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha la socda ayaa maalintii labaad waxa ay wada hadalo la leeyihiin maamulka lixda gobol ee koonfur galbeed Soomaaliya. Madaxda maamulka lixda gobol ayaa xilligan…
1 daqiiqo Diyaarado dagaal oo duqeeyay deegaanka SHaw ee gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya deegaanka lagu magacaabo Shaw oo hoos yimaada degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo aan la garanayn halka laga leeyahay ay duqeymo…
1 daqiiqo Ururka NUSOJ oo soo dhoweeyay ansixinta xeerka saxaafadda Soomaaliya Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyay ansixinta golaha wasiirada ee xeerka saxaafadda Soomaaliya iyaga oo ka dalbay barlamaanka Soomaaliya in uu meel mariyo. Maxamed Ibraahim Baakistaan oo…
1 daqiiqo Mareykanka oo sheegtay duqaynta ka dhacday gobolka SHabeellaha hoose Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in deegaano ka tirsan gobolka SHabeellaha hoose ay ku duqeeyeen hogaamiyeyaal ka tirsan xarakada Al-Shabaab. War lagu baahiyay Telefishinka CNN ayaa lagu sheegay in diyaaradaha dagaalka…
1 daqiiqo Prof. Jawaari oo si diiran loogu soo dhoweeyay Baydhabo Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdigan ayaa ka tagay markii hore magaalada Muqdisho,waxaana si aad ah loogu soo…
1 daqiiqo Wafdi ka socda Turkiga oo maanta gaaray Kismaayo Wafdi ka socda hay’adaha TIKA iyo bisha cas ee dalka Turkiga ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Waxaa wafdigan hor kacayay madaxa hay’adda TIKA Ahmed Gocer…
1 daqiiqo Hay’ad gaadiidka nadaafada maanta ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir Hay’ado maxali ah oo ka hawl gala magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dhowaad shan gaadiid oo loogu tala galay nadaafada ku wareejiyay maamulka gobolka Banaadir. Madasha lagu wareejiyay gaadiidkan ayaa…
1 daqiiqo Beesha caalamka oo soo dhoweysay heshiiska Barre Hiiraale ee Jubbooyinka Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD iyo Ururka Midowga Yurub ayaa soo wada dhoweeyay heshiiskii uu galay Korneel Barre Aadan Shire Hiiraale, heshiiskaas oo uu uga qeyb gelayo geedi socodka dib…
1 daqiiqo Golaha wasiirada Soomaaliya oo meel mariyay xeerka saxaafadda War goor dhow naga soo gaaray xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay manta meel mariyeen xeerka saxaafadda. Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya…