Odayaasha dhaqanka Gedo oo soo dhoweeyay isu soo dhowaynta Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo ayaa soo dhoweeyay wada hadalada la isugu keenayo Kornel Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo hogaamiyaha maamulka KMG Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe). Buraale Jamaac Deer… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Taliska booliska Jowhar oo ka hadlay xaalada ammaanka degmada Taliska qeybta booliska magaalada Jowhar ee xarunta gobolka SHabeellaha dhexe ayaa sheegay in isbedel dhinaca tababarada iyo tayada lagu samayn doono ciidamada booliska ee ka howl gala magaladaasi. Taliyaha booliska…
1 daqiiqo DHismaha garoonka diyaaradaha Ceel-waaq oo heer gebo gabo ku dhow Hoggaanka degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heer gebo gabo ah uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha ee ka socda halkaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Sahal Macallin Aadan ayaa sheegay…
2 daqiiqo Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dagaal ku qaaday Buulo Mareer Ciidamada howl galka Midowga Afrika AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka weeraro balaaran ku qaaday deegaano ka tirsan gobolada SHabeelaha Hoose iyo SHabeelaha DHexe. Xoogagga AMISOM oo hor…
1 daqiiqo Galgaduud: Abaaro ba'an oo la soo sheegayo in ay ka jiraan degmada DHabad Maamulka degmada DHabad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in heerkii ugu xumaa inta la xusuusto ay marayso abaarta iyo biyo la’aanta ka taagan degmadaasi. Aadan Cabdulle Galaal Guddoomiyaha degmadaasi ayaa…
1 daqiiqo Wasaarada amniga oo sheegtay in ay sii wadi doonto howlgalada ammaanka lagu sugaayo Wasaarada ammaanka Qaranka Xukumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Dowlada ay sii wadi doonaan howlgalada lagu sugayo ammaanka , xili isbedel Nabadgalyo laga dareemayo Magaalada Muqdisho. Afhayeenka u hadlay…
8 daqiiqo Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay weerarkii hubeysnaa ee Saaxdheer Mogadishu, 29 August 2014 – Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka Dowladda Federaalka ee ku aadan weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay…
2 daqiiqo Somalia oo dacwad ka dhan ah Kenya u gudbisay maxkamadda caalamiga ah Dowladda Federaalka Somalia ayaa waydiisatay maxkamadda sare ee qaramada midoobay in ay go’aamiso xad badeedka ay badweynta hindia kala wadaagto Kenya Somalia ayaa kiiskan u gudbisay Maxkamadda maalimadii khamiista ahayd,…
1 daqiiqo AMISOM oo sheegtay ay fulin doonto howl-gallo hub ka dhigis oo hor leh Taliska Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa sheegay in hub badan ay ku soo qabteen Howl-galkii ay ka sameeyeen Muqdisho haatana ay ku wajahan yihiin Goobo horleh.…