Kornayl Barre Hiiraale oo ogolaaday ka qayb galka shirka maamulka KMG Jubba Maamulka KMG Jubba ayaa sheegay in maalmaha soo aadan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose uu gaari doono Barre Aadan SHire (Hiiraale) kadib dhex-dhexaadin ay sameeyeen wafdi ka socda xukuumadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Boosaaso:Puntland oo xukunno dil iyo xarig ah ku riday eedeysanayaal Maxkamada ciidadamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa xukun dil iyo xarig ah ku riday dambiilayaal lagu helay dambiyadii lagu soo eedeeyay. Shan qof oo ay ku jiraan Ciidamo ka…
2 daqiiqo Ciidamo ka socda Ethiopia oo ka soo gudbay xadka Soomaaliya Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tira badan ayaa lagu soo waramayaa in ay maanta ka soo gudbeen xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia. Ciidamadan ayaa 24-kii saac ee…
1 daqiiqo Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya oo Baydhabo kulamo kula leh odayaasha dhaqanka Danjiraha dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa kulamo kula leh halkaas wax garadka iyo odayaasha dhaqanka gobolka. Danjire Neil Wigan ayaa kala hadlaya dhinacyada uu shirarka…
1 daqiiqo Maamulka Khaatumo oo beeniyay in lagala wareegay deegaanka Saax-dheer Maamulka Khaatumo ayaa beeniyay in ay ka baxeen deegaanka saax-dheer ee gobolka Sool halkaasi oo la sheegay in ay dagaal kula wareegeen ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland. Gudoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi…
1 daqiiqo Kismaayo :Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo la shiray beelaha dega Jubbooyinka iyo Gedo Wasiiradii ay dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa kulamo la qaatay xubno matalaya beelaha wada daga gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. Gudoomiyaha guddiga dib…
1 daqiiqo Ciidamada Somaliland oo dagaal kula wareegay deegaanka Saax-dheer Ciidamada maamulka Somaliland ayaa dagaal kula wareegay deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool. Kornayl Maxamed Maxamud Dhuunkaal, Taliyaha ciidamada maamulka Somaliland ee weerarka ku qaaday deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool oo…
2 daqiiqo Abaanduulaha milateriga Soomaaliya oo sheegay in ay furayaan wadooyinka u xiran Al-shabaab Abaanduulaha ciidamada milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Khaliiif Cilmi oo warbaahinta kula hadlay magaalada muqdisho ayaa shegay in hawl galka loogu magac daray (Indian ocean) uu xal u yahay wadooyinka…
1 daqiiqo AMISOM oo sheegtay in uu heer gaba gabo marayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab Taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ayaa sheegay in heer gabo gabo ah uu marayo dagaalka looga soo horjeedo xarakada Al-Shabaab. Afhayeenka taliska guud ee ciidamada AMISOM Cali Aadan Xumad oo…
1 daqiiqo Madaxwayne Xasan Sheekh oo saacadaha soo socda ku sii jeeda Turkiga Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka u ambabaxaya dalka Turkiga kadib markii uu casuumad rasmi ah ka helay dhigiisa cusub Rajab Dayib Erdogan oo bilowgii bishan ku guuleystay doorashadii madaxtinimo…