Col. Dhuunkaal: Saax-dheer Somaliland ayaa qabsatay…Haddii dhibka nagala deyn waayo waxaan iman doonaa Xamar Col Maxamed Maxamud Dhuunkaal Ayaa Idaacadda Goobjoog FM u sheegay in ay Salaxdheer kala wareegeen Khaatumo maanta abaarihii 4:30 galabnimo ee xiliga Geeska Afrika iyagoo doonayey in ay baabi’yaan Caleemo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Wasiiradda haweenka oo Muqdisho kula shirtay xubno ka socda hay’adda ICRC Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeelatay Wafdi uu hogaaminayo Madaxa guddiga caalamiga ah ee laanqeyrta Cas Patrick Vial, kaasi oo looga hadlay arrimo…
1 daqiiqo Wasiiro ka socda xukuumadda Soomaaliya oo Kismaayo kula kulmay xubno ka tirsan IGAD Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, saraakiil ka socota IGAD iyo madaxda maamulka KMG Jubba ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose. Wasiirka maaliyada Soomaaliya…
1 daqiiqo Howlaha gancsi ee suuqa Bakaaraha oo dib u bilwday Ganacsatada suuqa way nee Bakaaraha ayaa saaka dib u furay goobaha ganacsi ee suuqaasi kadib mudo laba maalin ah oo ay shaqo joojin ah sameeyeen. Shaqo joojinta ay sameeyeen ganacsatada…
1 daqiiqo Wafdi uu hogaaminayo wasiirka duulista DF oo gaaray Beledwayn Wafdi ka socda xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Beledwayn. Wafdigan waxaa hogaaminaya wasiirka duulista hawada kuwaas oo booqasho ku tagay isla maanta xaruumaha maamulka gobolka. Madax ka socotay…
2 daqiiqo Turkiga oo ka taageeraya Soomaaliya dhismaha ciidanka Dowladda Turkiga ayaa ballan qaaday in tababar dheeraad ah ay siin doonto ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya si ay u xoojiyaan ammaanka dalka. Hadalkan ayaa yimid markii magaalada Ankara ee xarunta…
1 daqiiqo Xil. Afaraale: Dowladda ayaa qaadaysa masuuliyada dadkii ku dhintay dibad bixii Baydhabo Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale ayaa sheegay in masuuliyada khasaarihii ka dhashay dibad bax shalay ka dhacay Baydhabo ay qaadayaan xubno ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaladaasi. Iyada…
1 daqiiqo Maamulka Puntland oo ka hadlay maleeshiyo weerartay garoonka Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ciidamo beeleedka ku sugan galbeedka magaalada Gaalkacyo aysan waxba u dhimin amniga waqooyiga magaaladaas. Axmed Muuse oo ah guddoomiye ku xigeenka gobalka…