1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Xeraale oo dad u soo qab-qabtay xaalufinta dhirta Ciidamada amniga deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa soo qab-qabtay ilaa 10 dhalinyaro ah oo faraha kula jiray jarista dhirta deegaankaasi. Taliyaha ciidamada Ahlu Sunna Wal-jamaaca ee deegaanka Xeraale Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaalo nabadeed oo ka socda degmada Caabudwaaq Maamulka degmada Caabudwaaq iyo odayaal dhaqameed ayaa ka arinsanaya dil qorsheysan oo dhowaan laga fuliyay degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca arimaha bulshada ee maamulka Caabudwaaq KHaliif Cabdi Samad Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kornel Barre oo ka hadlay qorshihiisa ku aadan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo Kornayl Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu diyaar u yahay ka qayb galka wejiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo digniin u dirtay dadka dibad baxyada dhiga Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u jeedisay dadka ku howlan mudaaharaadka looga soo hor jeedo xukunka ay gaarto maxkamadda. Guddoomiyaha maxkamadda sare ciidamada qalabka sida …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi isugu jira Barre Hiiraale iyo wasiiro oo soo gaaray Muqdisho War daqiiqado ka hor na soo gaaray ayaa sheegaya in diyaaradii siday wafdigii wasiirada ee ku sugnaa Kismaayo iyo Kornel Barre Aadan Shire Hiiraale ay soo caga dhigatay garoonka dayuuradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi uu hor kacayo Kornel Barre Hiiraale oo maanta gaaray Kismaayo War goor dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in Barre Aadan Shire (Hiiraale) uu maanta gaaray Kismaayo. Ka dib markii saacad ka hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada huwanta oo si buuxda ula wareegay degmada Buulo Mareer Ciidamada is garabsanaya ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa goor dhow si buuxdo ula wareegay degmada Buulo Mareer ee gobolka SHabeellaha Hoose ka dib markii ay dagaal culus kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo isaga baxay degmada Buulo Mareer Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo Mareer ee gobolka SHabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Al-shabaab ay isaga bexeen degmada kadib markii ay ku soo dhowaadeen ciidamada is garabsanaya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha dhaqanka Gedo oo soo dhoweeyay isu soo dhowaynta Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo ayaa soo dhoweeyay wada hadalada la isugu keenayo Kornel Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo hogaamiyaha maamulka KMG Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe). Buraale Jamaac Deer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska booliska Jowhar oo ka hadlay xaalada ammaanka degmada Taliska qeybta booliska magaalada Jowhar ee xarunta gobolka SHabeellaha dhexe ayaa sheegay in isbedel dhinaca tababarada iyo tayada lagu samayn doono ciidamada booliska ee ka howl gala magaladaasi. Taliyaha booliska…