Jubbaland Oo Iska Diidey Habraaca Doorashada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha gudaha ee Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Waa dowled gobaleedkii 2aad oo xubin ka ah dowladda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo U Ambabaxay Dalka Shiinaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay Magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha. Wafdiga Madaxweyne Deni ayaa waxaa kamid ah xubno ka…
3 daqiiqo $710 Milyan Oo Loo Dalbaday Si Wax Looga Qabto Abaaraha Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii lasoo dhaafay ku dhawaaqay Qorshaha Gurmadka Abaaraha waxayna hoosta ka xarriiqeen baahida loo qabo dhaqaale aan soo daahin si looga baaqsado in xaaladda bini’aadamnimo ay kasii darto.…
1 daqiiqo Hirshabelle Oo Walaac Ka Muujisay Habraaca Doorashooyinka Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DF Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ee Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Hirshabeelle waxaa ay…
1 daqiiqo Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Soo Saaratay Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saaratay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Xeerkaan ayaa ah mid quseeya mabaadii’da iyo hanaanka ay u dhacayaan doorashooinka…
2 daqiiqo Dowladda Jarmalka Oo joojisay Mashruuc Garowe Loogu Dhisi Lahaa Isbitaal Weyn Dowladda Germany ayaa joojisay mashruuc dib lagu dhisi lahaa Isbitaalkii guud ee magaalada Garoowe ee caasimadda Putnland, kaas oo dhismihiisa la qorsheynayay sanadkaan 2019ka. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Putnland Dr, jaamac…
2 daqiiqo Askari Ka Tirsan Booliiska Oo Lagu Xukumay Dil Toogasho ah Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliya oo horaantii bishan magaalada Muqdisho ku dilay wiil wade ka ahaa mooto…
1 daqiiqo Xisbiga Qaran Ee UPD Oo Ka Hadlay Xiisadda Galmudug, Doorashada Jubbaland iyo Khilaafka DF iyo Dowlad Goboleedyada Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa maanta soo saaray qoraal uu uga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Galmudug, dooroshada Dowlad Goboleedka Jubaland, xiriirka iskaashiga iyo…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Dhiggiisa K/Africa Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu magaalada Pretoria kaga qeybgalayaa caleema saarka madaxweynaha cusub ee K/africa. Shalay ayuu madaxweynaha u ambabaxay dalkaasi, kadib…
1 daqiiqo UK oo £8 million Uga Jawaabeysa Abaarta Ka Jirta Soomaaliya, 5.4 million Qof Ayaa Laga Deyrinayaa Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay iney Soomaaliya ku taageereyso ilaa £8 million oo wax looga qabto abaarta ka jiro goobo badan. Meelaha sida gaarka ah loo xusay waxaa ka mid ah…