1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Holland Oo Aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga iyo kan Shaqaalaha Soomaaliya Dowladda Holland ayaa waxa ay aqoonsatay in dalkeeda lagu gali karo Baasaboorka Soomaaliga ee la siiyo shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta Soomaalida. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Oday Ahaa Oo Maanta Lagu Diay Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dilay Nin la sheegay in uu Odey ahaa galinkii danbe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maxay Maxkamadda Ka Dhahdey Dalabkii Wasiir Goodax Ee Baraha Bulshada Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa ka hadashey qorshihii ahaa in la xirayo baraha bulshada inta uu socdo imtixaanka guud shahaadiga ah, kaasi oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiyo Xasan Shiikh Oo Loo Magacaabay Duqa Degmada Baladweyne Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Xasan Cali caadle ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday Duqii degmada Baladweyne Khadar Xasan Afrax, iyada oo duq Cusub loo Magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ethiopia Oo Ka Xumaatay Khariirad Soomaaliya Laga Saaray. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Ethiopia ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay in Khariiradda Africa oo lagu ku daray Soomaaliya dalka Ethiopia lagu daabacay Websitekeeda. Wasaaradda ayaa intaas…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Gefka Itoobiya Ee Khariidadda Kadib, Akhriso: Loolanka Taariikhiga Ah Ee Soomaaliya iyo Itoobiya Arrinta shalay soo baxday ee ah in Itoobiyaanka ay khariidada Afrika ka saaraan Soomaaliya, kuna daraan dhulkooda waxaa ay adkeyneysaa shaki hore oo jiray, damaca xabashida iyo heerka uu loolanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Dugsiyada Sare Oo Maanta u Fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ee Ku Celiska Ah Maanta oo Isniin ah ayaa magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood waxaa looga fariisanayaa imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare, kaasi oo dib loogu celinayo. 13-kii bishan ayeey wasaaradda waxbarashada DFS…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee U Shaqeeyaan Sirdoonka Islaamiyiinta Soomaaliya? Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Soomaaliya ayaan wali awooddooda hoos loo dhigin iyadoo uu jiro ololaha Qaramada Midoobay ee 12sano jirsaday ee ka dhanka ah Islaamiyiinta Soomaaliya ka dagaallama. Kooxahaan ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda Soomaaliya Oo Mamnuucday Shirarka Ka Dhaca Kenya. Muranka xudduud badeedka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa qaaday waddo kale oo cusub kaddib markii Muqdisho ay ka mamnuucday saraakiisha dowladda inay ka qeybgalaan shirarka arrimaha Soomaaliya looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeynka Dhanka Cirka Ah Oo Mareykanku Ku Dilay Saddex Dagaalyahan. Milatariga dalka Mareykanka ayaa sheegay inay ku dileen duqeyn dhanka cirka ah saddex dagaalyahan oo ka tirsan ururka ISIS ee ka dagaallama buuraha Golis ee dalka Soomaaliya maalintii jimcaha. Taliska…