1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Baabi’isay Eedeymo Loo Heystay Weriyaha Goobjoog Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta baabi’isay dhammaan eedeymo loo heystay weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan warbaahinta Goobjoog Media Group iyada oo amartay in la sii-daayo khamiista 12-ka duhurnimo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Danjire Kuwo Kalena U Yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu saaray waxa ugu magacaabay C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir in uu noqdo Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan dalka Boqortooyada Sucuudiga Carabiya. “Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-Saxaafadeed: Goobjoog Oo Xariga Weriyaheeda Ku Tilmaantay Sharci darro, Kana Sheegatay Hanjabaad iyo Cagajugleyn Warbaahinta Goobjoog ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay xariga weriye Cali Aadan Muumin, oo maalintii 2aad ku xiran magaalada Muqdisho. Qoraalka waxaa lagu sheegay in xariggiisu yahay sharci darro isla markaasna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Soomaaliya u Qeybisay Saddex Dal Bogga rasmiga ee wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya waxaa ku qoran in Soomaaliya ay tahay saddex dal, Soomaaliya, Puntland iyo Somaliland. Mar ay daabacayeen goobaha ay u fadhiyaan wakiilo diblomaasiyadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kolonyo AMISOM Ah Oo Qarax Lagula Eegtay Waqooyiga Muqdisho Waxaa goordhow waqooyiga magaalada Muqdisho qarax lagula eegtay kolanyo gaadiid dagaal oo ay wateen ciidamada nabad ilaalinta AMISOM. Sida uu Goobjoog News u sheegay qof Goobjooge ah waxaa uu qaraxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Ayaa Sheegay Inay Ku Shaqeeyaan Amarka Hawlgalka AMISOM Oo Aysan Saameyn Ku Lahayn Siyaasadda. Iyadoo xasaradda siyaasadeed ee ka dhex taagan Muqdisho iyo Nairobi ee salka ku haysa xudduud badeedda ay ka sii dareyso Kenyana ay mamnuucday duulimaadyadii sida tooska ah uga soo bixi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqii Ugu Horreeyey Oo Gabar Ah Oo Loo Magacaabay Magaalada Beledweyne. Magaalada Beledweyne ee ku taal bartamaha Soomaaliya ayaa yeelatay duqii ugu horreeyey oo gabar ah ee dalka waana Safiya Xasan Sheekh Jimcaale. Xilkaan taariikhda galay oo ay Safiya heshay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Iyo Somaliland Oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Dhaqaale Ee Labada Dal. Kenya ayaa arrin muhiim ah u aragta dadaalka Somaliland ugu jirto inay hesho aqoonsi calami ah, Safiirka u fadhiya Somaliland dalka Kenya Bashe Cumar ayaa sheegay hadalkaan kaddib kulan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Federalka Oo Dardar Gelinaysa Diyaarinta Sharciga Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), Maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallim Xasan iyo maareeya ku-xigeenkiisa, Sheekh Jaamac ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socota…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Oo Caawa ka Socda Magaalada Kismaayo Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgaladaan ayaa yimid ka dib markii…