2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Qaxooti Soomaali Ah Dib U Celisay. Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay (UNHCR) ayaa sheegtay inay kasoo daad-gureysay dalka Yemen qaxooti Soomaaliyeed oo tiradoodu gaareyso 4,300 tan iyo sannadkii 2017 dadkaas oo si iskood ah o xushay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Soomaaliya U Soo Magacaabay Wakiil Cusub. Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku dhawaaqay magacaabista James Swan oo ah diblomaasi Mareykan ah kaasoo noqonaya wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u fadhinaya Soomaaliya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Cambaareysay Kufsi Soomaaliya Loogu Geystay Gabar. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Maalgelinta Dadweynaha ee UNFPA ayaa cambaareysay kufsi-wadareedkii loogu geystay gabar sagaal jir ah magaalada ku taalla bartamaha Soomaaliya ee Buula-burde oo 425Km uga beegan dhinaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Isdhex-galka Dhaqaale Ee Geeska Afrika Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS), Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay Isdhex galka dhagaale iyo ganacsiga ee gobalka geeska Afrika. Shirka oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowled Gobaledka Galmudug Oo Xiriika U Jaray Dowladda Federalka Dowled gobaledka Galmudug ayaa sheegtay in ay joojisay wada shaqeyntii ay kala dhaxeysay dowladda federalka ee Soomaaliya. Maamulka ayaa xusay in dowladda dhexe ay faragalin iyo burbirin ay ku hayso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Seychelles Oo Dacwad Ku Oogtay 5 Nin Oo Burcad-Badeed Soomaaliyeed Ah. Maxkamadda sare ee Jasiiradda Seychelles ayaa xukunno ku ridday shan nin oo Soomaali ah oo looga shakisan yahay burcad-badeednimo iyadoo raggaan ay ku wareejiyeen Seychelles Midowga Yurub bishii April sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Maka Waxaa berri oo jimco ah, 31-da bishan May lagu wadaa in magaalada barakeysan ee Maka lagu qabto shirka madaxdeedka caadiga ee 14-aad ee ururka iskaashiga Islaamka. Shirkan oo loogu magac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Dagmada Cabudwaaq Ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud Sedex caruur ah ayaa ku geeriyootay dagmada Cabdwaaq ee waqooyiga Galgaduud, ka dib markii ay ku qarqoomeen Barkad ay u aadeen in ay ku soo dabaashaan. Geerida Caruurta timid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Japan Oo Ballaarineysa Hawl-galladeeda Geeska Africa Inkastoo Burcad-Badeedda Soomaaliya Ay Hoos U Dhaceen. Burcad badeed iyo burcad badeed la’aanba Japan waxaa ka go’an inay sii waddo hawlka caalamiga ah ee lagu sugayo ammaanka Geeska Africa taasoo muhiim u ah siyaasadda ballaaran oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Ma Ogolaan Doonno Alaab Laga Keeno Soomaaliya. Dowladda Kenya aya sheegtay inaysan ogolaan doonin in alaab aan qofkii lahaa la socon la soo geliyo dalka, alaabtaas oo laga keeno dalka Soomaaliya. Hadal kasoo baxay dowladda Kenya ayaa…