1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ujeedka Safarka Farmaajo Ee Adis Ababa Iyo Midka Kheyre Ee Dooxa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta booqday caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa. Farmaajo marka uu ka degay garoonka diyaaradaha ee Bole waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare ”Walaac Ayaan Ka Qabnaa Xaaladda Murugsan Ee Galmudug” Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa hadlay xaaladda Galmudug oo uu sheegay in haatan ay meel adag mareyso. Wuxuu sheegay in ka maamul ahaan aanay marnaba diyaar u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Shiidka Oo Mar Kale Loo Magacaabay Guddoomiyaha Degmada Warsheekh Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddoomiyaha degmada Warsheekh ee Shabellaha Dhexe, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore, kadib wareegto uu soo saaray. Waxaa xilkan hayey Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: DFS Waxay Burisay Heshiiskii Qeybsiga Dakhliga Kalluumeysiga Maamulka Galmudug gaar ahaan wasaaradda Kalluumeysiga ee maamulkaasi ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in dowladda dhexe ay burburisay heshiiskii qeybsiga dakhliga Kalluumeysiga ee ka dhaxeeyay dowlad goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liverpool Oo Markii 6aad Hanatay Koobka UEFA Champions League Kooxda laga leeyahay Ingiriiska ee kubadda cagta ee Liverpool ayaa xalay markii 6aad ku guuleysatay koobka horyaallada Yurub ee loo yaqaan UEFA Champions League. Cayaar aad u xiiso badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaare Ku -xigeenka Malaysia Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qasriga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay Haweeneyda R/Wasaare Ku Xigeenka ka ah wadanka Malaysia Marwo Wan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay Daadad Ku Soo Rogmay Magaalada Qardho Roobab xoogan oo ka da,ay magaalada Qardho ee gobalka Bari ee Puntland iyo tuulooyinka ku xeeran ayaa geestay khasaare soo gaaray dad reer guuraa ah ku dhaqan magaalada Qardho.. Roobabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Shirkad Shiino Ah La Gashay Heshiis Dekad Oo Laga Dhisayo Eyl Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Beijing ayaa heshiis lagu dhisayo dekad la saxiixday shirkad Shiinees ah oo lagu magacaabo iyo wafti balaaran oo CCECC, arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shir Madaxdeedka Ururka Islaashiga Islaamka ee Magaalada Maka War-murtiyeedka shir madaxdeedka ururka iskaashiga Islaamka ee jimcihii ka dhacay magaalada barakeysan ee Maka ayaa looga hadlay faragelinta Iran, duqeynta Xuutiyiinta, Falastiin iyo arrimo kale. Shirka waxaa lagu dheeraaday faragelinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Dhimeysa Nabad-Ilaaliyaasha Soomaaliya. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aan ku gaaray in la dhimo 1,000 askari oo ka tirsan kuwa ka socda gobolka kuwaasoo ku sugan Soomaaliya, iyadoo ay jiraan weerarrada sii…