1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xabsiga Dhigtay Afar Nin Oo Soomaali Ah. Saddex muwaaddin oo Kenyan ah iyo nin la tuhunsan yahay inuu yahay murashax madaxweyne oo Soomaali ah ayaa lagu xiray magaalada Nairobi Khamiistii iyadoo looga shakisan yahay falal argagixisanimo. Ibrahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM: Waxaan Dilnay Lix Ka Mid Ah Daacishta Soomaaliya Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyey weerar ay iyaga iyo ciidanka DFS ka fuliyeen buuraleyda Goolis ee Puntland. Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagax Dhig Lagu Sameeyay Wadooyinkii Ku Burburay Daadadka Roobabkii da’ay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray dhismaha wadada halbowlaha ah ee Garoowe ilaa Sin-ujiif, wadada ayaa waxaa waxyeelo u geystey daadadka roobabkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo 30 Millyan U Qoondeysay Soomaaliya Heyadda Isku dubaridka Gaargarka Degdegga ah ee Qaramada Midoobay ayaa lacago gaaraya $45 miyan u qooondeysay Sanduuqa Dhexe ee Waxqabadka Degdegga ah CERF si wax looga qabto macluusha iyo abaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanada Galmudug oo Maalintii koowaad Laga Ciidayo & Madax ka Qeyb Gashay Ayadoo maalinImadii shalay ay aheyd maalintii koowaad ee Ciidul Fitri oo laga ciiday inta badan caalamka islaamka iyo gudaha dalka ayaa waxaa jiray deegaano aan laga Tukan Salaadda oo laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Kenya Oo Laba Qof Ku Dhimatay. Laba qof ayaa dhimatay tiro badanna waa ku dhaawacmeen markii uu isku-dhac ku dhexmaray ciidamada ammaanka ee dalka Kenya iyo dagaalyahanno la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Xarrakada Alshabaab…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Maanta Looga Ciiday Dunida Islaamka iyo Guud Ahaan Soomaaliya Maanta oo ay Taariikhda Hijriyadu ku beegan tahay 1-da Shawaal 1440-ka, kuna beegan 4 June 2019-ka Miilaaddiyada, waxaa inta badan laga Ciiday Dunida Islaamka, waloow ay jiraan Waddamo dhowr ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Abshir Axmed Oo Shirkadda Spectrum Geo Ku Eedeeyey Marin Habaabin Sharciyeed Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Shirkadda Spectrum Geo, kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Munaasabada Ciida Ugu Hanbalyeeya Baaqna U Diray Shacabka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fidriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay ku gaaraan Caafimaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarrakada Alshabaab Oo Qorsheyneysa Inay Mandera Weerarto. Waxaa jirta suurto-galnimo ah in weerarro argagixiso ay ka dhacaan xudduudda Soomaaliya ay la leedahay Kenya gaar ahaan magaalada Mandera sida uu sheegay sarkaalka ka tirsan sirdoonka dalka Kenya. Warkaan…