2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Dabageed oo Diiday Inuu Xilka Wareejiyo iyo Ninkii Lagu Badalay Oo Baladweyn Dhinac Ka Jooga Waxaa uu qas iyo jahwareer ka jiraa gudaha magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan kadib markii uu diiday Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) inuu wareejiyo xilka guddoomiyaha gobolka kaas uu sabtidii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ganacsatada Degmada Balcad Oo Cabasho Ah Ganacsatada ku dhaqan degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay iney cabasho ka yihiin koronto la’aan oo wax ka badan 24-saac adeeggii koronto ka waayay shirkadda kaliya ee halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyahii gobolka Mudug ee maamulkiisa. Wareegto uu soo saaray madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Cabdi Rashiid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Dalka Ka Furtay Xarun Lagu Tababaro Ciidamada Qaranka Dowladda Ingiriiska ayaa xarun tababar uga furtay Soomaaliya Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed (SNA) iyadoo dalkaan ku yaalla Geeska Africa uu isku diyaarinayo sidii uu mas’uuliyadda amni ugala wareegi lahaa nabad ilaaliyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Dhiseysa Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Ceel-waaq, Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay dhisi doonaan garoonka diyaaradaha degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo warbaahinta la hadlay isaga oo ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta-gareen Oo Magacaabay Wakiillada Maamulkiisa Ee UK iyo Turkiga Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cabdi Casiis Lafta-gareen ayaa waxaa uu UK iyo Turkey u magacaabay wakiil u gaar maamulkiisa. Abuubakar Maxamed Cali Hatimay ayaa loo magacaabay inuu dowlad goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Gobolka Hiiraan Oo Xilka Laga Qaaday Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Waare ayaa sidoo kale wuxuu xilkan u magacaabay Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Nuur Oo Lagu Xukumay 12 Sano Oo Xabsi Ah Maxkamad ku taalla magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa xukun ku riddey askari Soomaali Maraykan ah, kaasi oo ku eedeysnaa dilka haweeney. Maxamed Nuur ayaa aad isu difaacay, halka qareenkiisu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Gudoomiye Yuusuf Dabageed Oo Eedeen U Soo Jeediyay Madaxwene Waare Gudoomiya gobalka Hiiraan Yuuf Axmed Hagar Dabageed ayaa eedeen waxa uu u jeediyay madaweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare.. Gudoomiyaha oo maanta magaalada Baladweyne shir jaraaid ku qabtay ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaska Gaashaanle Cabdi Cali Seed Oo Ka Hadashay Qaabkii Uu U Geeriyooday Gaashaanle dhexe Cabdi Cali Seed oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya waxa uu ahaa Aabe sideed caruura dhalay,50 sano jirna ahaa saakay labadii saac iyo bar ayaa meedkiisa lagu arkay…