1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle Oo Amray In La Soo Xiro Yuusuf Dabageed Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar “Dabageed”. Dabageed ayaa amar-diido ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Xil u Magacawday Fanaanka Nimcaan Hilaac Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta oo Taariikhdu tahay 11/06/2019 loogu oggaaladay in uu kamid noqdo Hoballada Waaberi ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameynayo Buundada Degmada Buurdhuubo Ee Gedo (Dhageyso) Maamulka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dhowaan ay bilaabi doonaan dib u dayactirka buundada weyn ee degmadaasi, taa oo burbur uu ka muuqdo. Xasan Maxamed Cali, guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Kusoo Fataho Magaalada Jowhar (Dhageyso) Beeraleyda ku dhaqan magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa cabsi ka qaba in Wabiga Shabelle uu kusoo fataho magaaladaasi. Cabsida waxaa keentay biyaha Wabiga oo si xooggan ku socda,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Hiiraan Oo Bilaabay Kulamo Lagu Qaboojinayo Xiisadda B/weyne Waxgaradka ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah, kuwaasi oo lagu qaboojinayo xiisadda maalmahan dambe ka taagneyd magaalada B/weyne. Nabadoon Cilmi Hagar Guurre oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir Oo Iska Fogeeyey Takoor Ka Dhan Ah Digil iyo Mirifle 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa soo baxayey warar sheegaya in maamulka Galmudug gaar ahaan caasimadda Dhuusamareeb ay hey’adaha amniga si gaar ah ugu yeereen dadka ka soo-jeeda beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ka Dhan Ah Somaliland Oo Ka Furmaya Sanaag Wararka ka imanaaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo diyaar garow xooggan, kaasi oo ku aaddan shir looga hadli doono aayaha gobolkaasi, kana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Waxa ay Ka Wada Hadleen Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wakiilka Midowga Afrika Guddoomiyaha golaha aqalka sare BFS ayaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u jooga Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira Iyagoo ka wada hadlay arimaha Amissom iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Ku Jirtay Xabsiga Dhexe Oo Loo Wareejiyey Xabsiga Weyn Ee Muqdisho Maxaabiis ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Xabsiga wayn ee Muqdisho, kaasi oo dhawaan laga dhisay Xerada Ciidanka Asluubta ee duleedka dhanka Koonfureed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ka Socda B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, laguna taageerayo Yuusuf…