1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Somaliland: Xildhibaan Meel Uga Dhacay 18-ka May Oo Xabsiga Laga Sii-daayey Somaliland ayaa xabsiga ka sii deysay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo muddo ka badan bil ku xirnaa Magaalada Hargeysa. Xildhibaanka ayaa la xiray kadib markii uu maalinta 18-ka May ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ku Dacweyneysa Ingiriiska iyo Norway Iney Hurinayaan Kiiska Badda Ee Kala Dhaxeeya Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa shaacisay iney gudbin-doonto dacwad ka dhan ah dalalka Ingiriiska iyo Norway, iyada oo labada dal ku eedeysay iney hurinayaan kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Dhinaca kale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Sheegtay in Soomaaliya Aysan ka jirin Xilligan Walaac Laga Qabo Ebola Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ee Soomaaliya oo ka Jawaab celineysay dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola. Xanuunkan Eboola ayaa dhawaan lagu arkay kiis ka mid ah in laga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Macalimu Oo Ka Hadlay Qabsoomidda Doorashada NUSOJ iyo Waxqabadkiisa Ururka saxafiyiinta qaranka ee NUSOJ ayaa shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada hoggaanka guud ee ururka, kaas oo sedexdii sanaba mar la soo doorto. Waa doorasho ay ka qeyb galaan dhammaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa Golaha Culimada Soomaalida Oo Ka Hadlay Dil Wadareedkii Galkacyo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay falkii lagu dilay kudhawaad 10 ruux oo ka dhacay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Hay’ adda ayaana ku baaqday in la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Khilaafka Kala Dhaxeeya Dowladda Federaalka Ah Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cbdullaahi Deni, oo maanta ka furay magaalada Garowe kalafadhiga 44aad ee Baarlamaanka dowled gobaledka Puntland, ayaa ka hadlay dhinacyo badan. Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Abwaan Saxardiid Oo Maanta Geeriyoodey Allah u naxariistee waxaa saakay Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland ku geeriyooday Abwaan Saxardiid Maxamed Jabiye, oo ka mid ahaa abwaanadii ugu caansanaa sida weyna loo yaqaanay gayiga Soomaalida, Abwaanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Baydhabo: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Cambaareeyey Dil Wadareedkii Galkacyo Madaxweynaha dowled gobaledka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdi casiis Axmed Lafta gareen, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay falkii xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalummaddii Golaha Shacabka Oo Maanta Dib u furmaya Waxaa maanta dib u furmaya kulammada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii dambe ku maqnaa fasaxa Ramadaanta iyo ciidda. Ajendaha kulankoodan ugu horeeya ayaa la sheegayaa inuu noqonayo akhrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax iyo Dil Ergo Oo Ka Dhacay Buurhakaba, Bay Qarax xoogan ayaa lala eegtay Bar-kontorool oo ciidamada ammaanka ay lacagta Canshuurta uga qaadaan Gaadiidka ka baxa iyo kuwa gala Magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay. Qaraxan oo ahaa ka Miinada…