1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Garoowe Oo Laga Eryey 37 Shaqaale Wasaaradda caafimaadka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa waxay shaqadii ka erisay 37 qof oo ka mid ahaa shaqaalaha isbitaalka guud ee Garoowe. Shaqaalahan la ruqseeyey ayaa isugu jiray dhaqaatiir iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Waare Oo Sheegay In Shacabka B/weyne Heli Doonaan Cadaalad Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada B/weyne ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi iyo sidoo kale rabshadihii ka dhacay B/weyne. Waare ayaa sheegay in shacabka B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed “Ciddii Isoo Weerarta Waan Iska Difaacayaa” (Wareysi) Guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa si kulul u dhaliilay madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo uu sheegay inuu hareer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay In Uu Saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa faah faahin ka bixiyey fatahaadda uu Wabiga Shabelle ku sameeyey degmadaasi iyo sidoo kale deegaannada ku dhow. Axmed Xuseen Afrax, guddoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka Oo Su’aallo Weydiiyey Wasiir Cawad Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Afar Qof Oo Lagu Dilay Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in deegaan duleedka ka ah degmadaasi lagu dilay Afar qof oo shacab ah. Sidey sheegeen dad ku sugan deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Dagaalkii Kalabeyr? Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee gobolka Hiiraan, kaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay. Dagaalkan waxaa ku dhintay taliyahii qeybta Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir: Koonfur Galbeed Waa Galmudug, Galmudugna Waa Koonfur Galbeed, Soomaaliyana Soomaalibaa Leh Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah madaxa xukuumadda Galmudug oo goordhow ka Jawaabayey arrin ku saabsan in Dhuusamareeb laga musaafurinayo dadka u dhashay Koonfur galbeed ayaa sheegay iney been…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwene Farmaajo Oo La kulmay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub U Qaabilsan Geeska Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan dalalka Geeska Afrika Mudane Alexander George Rondos oo uu weheliyo Danjiraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaalinta Soomaaliland Oo Soo Saartay Eedaha loo Heysto Wariye Coldoon Xafiiska xeer ilaalinta Soomaaliland ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ay soo bandhigtay sababta uu u xiran yahay wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon, kaas oo ku dhawaad abo bilood ku…