1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mahad Salaad Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Doorashada Ay DF Rabto Iney Ka Dhacdo Galmudug Xildhibaan Mahad Salaad, oo ka tirsan xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyey ee ka falceliyey qorsho ay dowladda federaalka ah ku dooneyso iney doorasho uga dhacdo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka Golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta leh kulankooda caadiga ahaa, sida lagu sheegay qoraal loo diray xildhibaannada. Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta 3-aad hindise sharciyeedka maamulka maaliyadda, kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Sheegeysa In Muddadii Xilheynta Maamulka Galmudug Dhammaatey, Doorashana La Galayo Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka ayaa xalay saqdii dhexe soo saartay qoraal ku aadan doorasho ka dhaceysa Galmudug, iyada oo ku baaqday in la qabto xilligii loogu talo-galay. Wasaaraddu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Matabaan: Labo Mashruuc Oo Muhiim Ah Ayaa La Dhagax Dhigay Dowled gobaleedyada Galmudud iyo Hirshabeelle , ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay mashruuc lagu horumarinayo degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan, ayna ka faa’ideysan doonaan bulshada ku dhaqan. Madaxa xukuumadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegeysa In Qaramada Midoobey Ka Digtay Halista Khilaafka Muran Badeedka Kala Dhaxeeya Soomaaliya Kenya ayaa baadi-goob ugu jirta faragelin caalami ah oo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ku sameyso muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Sangub Oo Geeriyoodey Alla ha u naxriistee waxaa maanta isbital kuyaala magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise(Abwaan Sangub). Abwaan Xirsi Dhuux Guddoomiye ku xigeenka Golaha abwaannada Qaranka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Xirtay Labo Telefeshin Somaliland ayaa xirtay xarummaha labo Telefeshin oo xafiis ku lahaa magaalada madaxda Hargeisa, waa Eryal iyo Horyaal. Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Hargeisa, ciidamo ayaa la wareegay xaruumaha,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War USAID Oo Xafiiska Howlgalkeeda Usoo Wareejisay Muqdisho Maamulaha Guud ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) Mark Green ayaa ku dhawaaqay in xafiiska howlgalka hey’adda laga furayo magaalada Muqdisho. Xafiiskaasi waxaa uu xirnaa tan iyo January…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warfaa oo Sharaxaya Sida Soomaaliya Loogu Ogolaadey Iney Soo Ceshato Codkeeda Ururka shaqaalaha adduunka Soomaaliya ayaa hadda loo ogolaadey iney cod ku yeelato ururka shaqaalaha adduunka, waxaa ay xayiraad ay ka saarneyd codaynta, balse hadda wuxuu dalka awood buuxa u leeyahay inuu tago goobaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mursi Oo La Aasay Iyada Oo Ay Joogeen Qaraabadiisa iyo Abuukaataha, Waa Kuma? Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi ayaa saaka lagu aasay qubuuro dhaca bariga Qaahira, waxaana goobta joogay qaraabadiisa, uu ku jiro wiilkiisa Usama oo maxbuus ahaa, waxaa kale oo joogay…