1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Maxkamadda Racfaanka Oo Qaadeysa Kiiska Caasha Ilyaas Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in maxkamadda Racfaanka ee gobolka Nugaal ay dib u furto kiiska Caasha Ilyaas, kadib markii ay racfaankan qaateen Saddex ruux oo maxkamadda darajada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dhuusamareeb Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wasiirka iyo wafiga la socda ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Ka Mid Noqoshada JFS Ee Heshiiskii Qaramada Midoobey Ee Xuquuqda Naafada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada. Munaasabad uu ku dhaqan geliyey Madaxweynuhu ka mid noqoshada Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Gacal Casir: Doorashada waqtigeeda Ayey Dhaceysaa, 89 Xildhibaan Ayaana Sii Shaqeynaya Guddoomiyaha baarlamaanka Gamudug garabka Cadaado Cali Gacal Casir ayaa qoraal uu maanta soo saaray ku sheegay in baahi weyn loo qabo in doorasho ay dhacdo waqtigeeda. Casir waxaa uu intaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: Soomaaliya oo 35 Milyan Gaareysa 2050 iyo Hindiya Oo Ka Tiro Badnaan-doonta Shiinaya Warbixinta sadaalinta ee qaramada midoobey ay sameysay sanadkan 2019-ka, waxaa ay sheegeysaa in 2027 ay Hindiya dad ahaan ka badnaan-doonto dalka Shiinaha. Hadda Shiinaha tiro ahaan waa 1.4 bilyan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Qaxootiga: Dunidan Waxaa Dalkooda Isaga Cararay 71 million Oo Qof Maanta waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta qaxootiga adduunka, sida ay sheegeyso UNHCR, ilaa hadda, 71 million ayaa dalkooda uga cararay qalalaaso siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye. Dalka ugu badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Puntland Oo Soo Rogtay Fiiso Ay Sheegtay In Lagu Galayo Dalkeeda Wasaaradda amniga dowled gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntiland ayaa ku dhawaaqday in cid weliba oo ajnabi ah, oo soo galeyso deegaanada uu ka taliyo maamulkooda, gaar ahaan kuwa ka yimaada dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaab: Galmudug Oo Sharci-darro Ku Tilmaantay Warqadda Dowladda Federaalka Ah Ee Doorashada Jawaab tii ugu horeysay oo ay bixiso dowlad goboleedka Galmudug ayey ku sheegeen in ay sharci-darro tahay qoraalka wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah ee la xiriira doorashada Galmudug.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Saabir Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Warqadda DF ee Galmudug, Kana Hadlay Xalka iyo Doorashada Xildhibaan Saabir Shuuriye oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, oo deegaan doorashadooduna tahay Galmudug ayaa sharci-darro ku tilmaamay qoraal ay soo saartay wasaadaradda arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulankii Aqalka Sare Oo Kooram La’aan u Baaqdey Iyo Guddoomiye Xaashi Oo Si Kulul Uga Hadlay Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulanka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Kulanka ajendaha loo ballansanaa lagu sheegay akhrinta 3aad ee wax ka bedelka Xeer…