1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf oo Hadda Gaarey Godinlabe Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geelle Xaaf oo goordhow ka guuray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka ayaa hadda gaaray magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud. Ciidamo 12 gaari ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Gobolka Nugaal Oo Shaacisay Waqtiga Ay Go’aan Ka Gaareyso Kiiska Caasha Ilyaas Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Axad ah waxa ay soo gabagabeysay dhageysiga wejiga Labaad ee kiiska Caasha Ilyaas oo dhowaan lagu kufsaday Gaalkacyo kadibna la dilay. Qareennada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo: 5 Ka Mid Askartii Dil Wadareedka Gaysatay oo Maanta Xabsiga La Dhigay Waxaa saaka xabsi ku yaalla magaalada Galkacyo la dhigay 5 ka mid ah 11 askari oo 9 qof oo rayid ahaa dil wadareed ugu geystay magaalada Galkacyo. Weriyaha Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Weli Ka Socda Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaa weli ka soconaya kulamo kala duwan oo u dhaxeeya wefdiga dowladda ee uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha, Cabdi Maxamed Sabriye iyo mas’uuliyiinta Ahlu-sunna. Weli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Kulan Galkacyo Ku Dhexmaray Xildhibaanno Baarlamaanka Federaalka Ah iyo Bulshada Galkacyo Wafdigii xildhibaanada ahaa ee gaaray magaalada Gaalkacyo maalinimadii Jimcada, ayaa kulankoodii ugu horeeyay waxa ay la qaateen odayaasha dhaqanka degmada Gaalkacyo ee Galmudug. Kulanka ayaa ugu horeyn la isku warsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Liiska Xildhibaannada Maqan u Gudbiyey Guddiga Anshaxa Kulankii maanta ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan kadib markii xildhibaannada tahay ay noqdeen 123, halka laga rabay 138. Guddoomiyaha golaha shacab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shell iyo Exxon Mobil Oo Wax Ka Badal Lagu Sameynayo Heshiiskii Shidaalka ee Ay La Galeen Soomaaliya Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u soo celiyaan heshiisyadii dowladdii dhexe la gashay Shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil oo muddo 30…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo La Wareegtay Xeryo Qaxooti. Laba xero qaxooti oo loo furay inay martigeliyaan dad Soomaaliyeed oo kasoo cararay macluushii ku dhufatay dalka sannadkii 2011kii ayaa la xiray laguna wareejiyey dowladda Kenya. Kenya ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Galmudug u Baahan Tahay Isbedal Dhab Ah Xildhibaan C/qaadir Cali Diirshe oo ka mid ah mudnayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in loo baahan yahay isbedal dhab ah oo maamulkooda ah, si looga gudbo khilaafyada jira. Xildhibaankan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Dhuusamareeb? Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconaya kulamo xasaasi ah oo u dhaxeeya madaxda Galmudug iyo sidoo kale xubno ka socda dowladda federaalka Soomaaliya. Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha…