1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Ka Socda Magaalada Cadaado? Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka soconayaan kulamo u dhaxeeya Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, mas’uuliyiinta Galmudug, waxgarad iyo siyaasiyiin. Kulamadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Oo La Muddeeyey, Akhriso Jadwalka Hadal-jeedinta Soomaaliya Maxkamadda Cadaaladda adduunka, war saxaafadeed ay soo saaray waxaa lagu sheegay in sanadkan bisha September dib loo bilaabayo dhageysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Qoraalka waxaa lagu sheegay in…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soyaalka Maalinta Xuriyadda Ee 26-ka June Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 59 sano guuradii ka soo wareegtay 26ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Xayiraadda Uu Sacuudiga Ka Qaaday Xoolaha Soomaaliya (Dhageyso) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah waxa ay ka bixisay sida ay ku suurtagashay in dowladda Sacuudiga ay xayiraadda ka qaaddo xoolaha dalka laga dhoofin jiray. Wasiirka Xanaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinayarda Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Midnimada (Dhageyso) Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dhallinyarada iney ka shaqeeyaan midnimada dalka, kana faa’ideystaan fursadaha ay hadda u haystaan iney dalkooda wax u qabtaan. Abwaan Xirsi Dhuux oo ah guddoomiyaha abwaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Wadahadal Ugu Baaqay Somaliland Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa wadahadal ugu baaqay Somaliland, xilli uu hadal ka jeedinayey munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, taasi oo lagu xusayey 59-sano guuradii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah Kulanka waxaa uu dhexmaray madaxweynaha Galmudug oo haatan ku sugan Cadaado iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka ah. Xildhibaannada waxaa ka mid ahaa: Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare Senator…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wakiilka Cusub ee Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska Hawlagalka Kaalmaynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Coldoon Oo Maanta Maxkamad Lasoo Taagayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa uu markii Labaad kasoo muuqdo wariye C/maalik Muuse Coldoon. Coldoon oo ah Wariye ayaa sidoo kale ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Ka Socda Magaalada Cadaado Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo xalay lagu soo dhoweeyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa halkaasi wuxuu durba ka bilaabay kulamo gaar gaar ah. Xildhibaanno ka…