1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nugaal: Maxkamadda Racfaanka Oo Dil Ku Xukuntay Raggii Ku Eedeysnaa Kiiska Caasha Ilyaas Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa waxay maanta oo Axad ah xukun dil ah ku riddey Saddex qof oo ku eedeysnaa dilka iyo Kufsiga Caasha Ilyaas. Waxay maxkamaddu sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Daqare “Galmudug Waxay Hadda Ka Baxaysaa Wadadii Khilaafka” Siyaasi C/raxmaan C/laahi Dhubad (Daqare) oo ka faalooda siyaasadda dalka ayaa sheegay in Galmudug ay haatan ka baxayso wadadii khilaafka, islamarkaana u guureyso dhanka midnimada. Wuxuu sheegay Daqare in muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Nugaal Oo Maanta Go’aan Ka Gaareysa Kiiska Caasha Ilyaas Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Axad ah waxa ay ku dhawaaqi doontaa xukunka Saddex ruux oo horey dil loogu xukumay, kuwaasi oo ku eedeysan dilka iyo kufsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qanyare Oo Geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyoodey Allaha u naxariistee, Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn dalka iyo dibadda looga yaqaanay. Qanyare ayaa xanuunsanaa muddooyinkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Rajo Laga Muujiyey In La Dhiso Maamul Loo Dhan Yahay Oo Galmudug Ah Siyaasiyiinta kasoo jeedda deegaannada Galmudug qaarkood ayaa xilligan waxa ay rajo wanaagsan ka muujiyeen in la dhiso maamul loo dhan yahay oo Galmudug ah, xilli ay socdaan dedaallo arrintaasi ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dhammeystirka Maamulka Hawada Soomaaliya Oo Lagu Soo Gaba-gabeeyay Itoobiya. Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 28-ka June 2019-ka lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Addis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, shir ku saabsanaa heshiis ay Dowladda Soomaaliya kula soo wareegtay maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso : Heshiiska Ay Wada Gaareen Dowladda Federaal iyo Dowled gobaleedka Galmudug Dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Galmudug, ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray heshiis ay ku gaareen magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud,labada dhinac ayaa isku raacay ilaa shan qodob…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobbada Ay Ka Wada Hadleen Odeyaasha Dhaqanka Cadaado iyo Kheyre Magaalada Cadaado, ee xarunta baarlamaanka Galmudug waxaa maanta kulan ku yeeshay odeyaasha dhaqanka magaalada iyo ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kulanka ayey odeyaasha ku soo bandhigeen qodobbo muhiim u…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 27 June Ee Djibouti: 42 Sano Oo Xornnimo Ah Iyo Sida Ay Ku Noqdeen “Hiil-Walaal” Dalka Djibouti waxaa maanta loo dabaal-degayaa 42 sano guuradii ka soo wareegtay xoriyaddooda, Djibouti waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maantana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Xildhibaannada Galmudug Ku Matala Federaalka iyo Kheyre? Xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee deegaan doorashadoodu tahay dowlad goboleedka Galmudug oo maalmahan kulamo wadatashi ah u joogay Cadaado ayaa xalay magaalada kula kulmay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.…