2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waraabe Oo Dalbaday In La Joojiyo Wada Hadalka Soomaaliland Iyo Soomaaliya Feysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Soomaaliya aaney dowlad ka jirin, qaladna ay aheyd in la dhaho waxaa lala hadlayaa Soomaaliya, isaga oo soo-jeediyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cabdi Xaashi “Xaaf Wuu Ku Qaldanaa In Doorashada Galmudug Ku Wareejiyo DFS” (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Xaashi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ku sheegay in madaxweyne Xaaf aanu xaq u lahayn u wakiilashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Loogu Baaqay Xalinta Tabashada Beelaha Dega Deegaannada Galmudug Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay xaaladda guud ee Galmudug. Xaashi ayaa sheegay in looga baahan yahay dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 5.4 Milyan Ayey Abaartu Saameysay, 2.2 Milyan Oo Ka Mid Ah Waa Macluul Roob la’aanta sanadkii hore dhamaadkiisa iyo sanadkan bilowgiisa dhacdey darteed ayaa sabab u noqotay iney kuleyl daran iyo abaaro ka dhacaan gudaha Soomaaliya. Roob yarida bilaha u dhaxeeyey March iyo …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Xiriirka u jartay Dalka Guinea Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay iney xiriirka u jartay dalka Guinea, kadib markii sida ay sheegtay ku xad-gudubtay Qarannimada, midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed. Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Cawad oo arrinkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka B/xaawo Oo Sheegay Iney Wax Ka Qabanayaan Ammaanka Maamulka cusub ee degmada B/xaawo, gobolka Gedo ayaa sheegay iney wax badan ka qaban doonaan xaaladda ammaanka ee degmadaasi. C/casiis Xareed C/laahi, guddoomiyaha degmadaasi ayaa sheegay in haddii ay wadashaqeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Xaaf Ugu Wakiishay Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS Doorashooyinka Galmudug? Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka u wakiishay doorashada Galmudug. Hay’adaha kala ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ridday Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riddey shaqsi la sheegay inuu ka mid ahaa Al-shabaab, sidoo kalena u kala gudbin jiray hubka. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan C/laahi Cumar “Raali Kama Nihin Doorasho Ka Dhacda Dhuusamareeb” (Dhageyso) Xildhibaan C/laahi Cumar Maxamuud oo ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in marnaba aanay raali ka ahayn doorasho ka dhacday degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wuxuu sheegay Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Guryo Dib Loo Dhisay Ku Wareejisay Shacab Ku Sugan Deegaanka Sabiib Iyo Caanoole, Sh/hoose Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dib waxa ay u dhistay guryo ku yaallay deegaanka Sabiib Iyo Caanoole ee gobolka Shabellaha Hoose, kuwaasi oo la sheegay iney bur-buriyeen Al-shabaab. Guryahan ayaa waxaa…