2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashaariic Horumarineed Oo Laga Fuliyey Degmada Xudur Ee Bakool Madaxweynaha dowlad gobaleedka K/galbeed, Cabdicasiis Laftegareen iyo gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa si wadajir ah uga dhagax-dhigay degmada Xudur ee gobolka Bakool, xafiiska hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golasha Shacabka Oo Gaaray Xuddur Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya , Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool. Gudoomiyaha , ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqanka Cadaado Oo Diiday La Kulanka Ra’isul Wasaare Kheyre, Kuna Eedeeyey Balan Ka Bax Odeyaasha dhaqanka magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta diiday iney la kulmaan ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigiisa. Xasan Kheyre ayaa la sheegayaa in Cadaado gaaray kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Coldoon Oo Xukun Lagu Riday Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa maanta waxa ay xukun xabsi ah ku riddey, wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon, oo bilooyin badan xabsi ku jiray. Coldoon ayaa lagu eedeeyey inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha K/Galbeed Oo Xariga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgeliyay Degmada Xudur Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa inta uu joogay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool xariga ka jaray Mashaariic Kala Duwan oo ay kamid yihiin, Wadooyin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Puntland Oo DF Uga Digtay Faragellinta Doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland Dowled gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ka soo hor jeesatay warqad qoraal aheyd oo ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha dib-u-heshiisiinta iyo faderaaleynta Soomaaliya, oo lagu xusay hannaanka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Ka Hortimid Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee DFS Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan habraaca doorashada Jubbaland. Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, ayaa sheegtay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qoraal Ka Soo Saartay Doorashada Jubbaland Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa qoraal kasoo saartay qaabka ay u dhaceyso xulista xubnaha baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa ka koobnaa ilaa shan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow oo Tiray Qoraal Ka Dhan Ahaa Wasaaradda Caafimaadka Cabdiraxmaan Yariisow oo ah guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho ayaa tiray qoraal uu ku weeraray Wasaaradda caafimaadka, isaga oo ku tilmaamay mid maseyrsan, oo xaasid ah. Yariisow waxaa qoraalkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho oo Wasaaradda Caafimaadka ku Tilmaamay Xaasid Maseyrsan Cabdiraxmaan Yariisow, duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka jawaabayey buug caafimaad oo ay soo saaratay wasaaradda caafimaadka ayaa ku tilmaamay mid ay ma muuqato maseyr iyo xaasidnimo. Mr.…