9 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Barnaamijka Ogaal Oo Ka Hadlay Xiriirka Ka Dhaxeeya Garsoorka, Shareecada iyo Dhaqanka Barnaamijka “ OGAAL”ee ka baxa Goobjooj TV, uuna wado Prof. Cabdullaahi Maxmed Shirwac, ayaa todobaadkaan looga hadlay dhaqanka, shareecad iyo Garsoorka guud ee dalka. Waxaana marti ku ah Suldaan Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Tamarta Soomaaliya iyo IOM Oo Ku Heshiiyay Dhismaha Wasaaradaas Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo; Fowzia Maxamed Sheekh, ayaa Shalay Xafiiskeeda ku qaabbishay Wafdi ka socda hey’adda IOM iyo urur Goboleedka IGAD, waxayna ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka James Swan: Waa In Doorashada Jubbaland u Dhacdaa Si Dhib La’aan Ah, Oo Aan La Fargelin James Swan oo ah ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya oo isniintii booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa adkeeyey in doorashada Jubbaland u dhacdo si xalaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hobyo Oo La isugu tagay, Guryo Noocee Ah Ayaa Martida Loo Diyaariyey? Waxaa magaalada Hobyo, ee gobolka Mudug maanta gaaray xildhibaanno iyo Senatorro ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaannada tagay waxaa ka mid ah: Xildhibaan Axmed Fiqi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Soomaaliya iyo Dalal Kale Ugu Yeeray Kuwoo Qasan, Musuq Badan, Shaqana Ka Socon Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa weerar afka ku qaaday dalalka ay asal ahaan ka soo-jeedaan xildhibaanno Congerss-ka Mareykanka, gaar ahaan Ilhaan Cumar, oo ah Soomaalida Mareykanka. Mr. Trump ayaa Axaddii bartiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Diray Gaadiidleyda Kismaayo Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka ee magaalada Kismaayo ayaa digniin u diray darawallada kaxeeya gaadiidka qaarkood. Bashiir Xiis Khaliif, taliyaha taliskan ayaa warbaahinta u sheegay iney jiraan darawallo dhegaha ka fureystay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay& DFS Wafdigan oo isugu jira Wakiilka Qaramada Midoobay u qaaabilsan arrimaha tacadiyada ka dhanka haweenka goobaha dagalada ka socoda iyo wasiiradda haweenka xuquuqul insaanka dowladda fedaralka ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Sacad Oo Go’aansatay Tagista Shirka Habargidir Ee Hobyo, Galmudugna Gogol u Dhigtay Galkacyo Beesha Sacad oo ka tirsan beelaha Galmudug ayaa maanta soo gabagabeysay shir maalmahan uga socda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Gunaanadka shirka oo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Taariikhi Ah: Baarlamaanka Federaalka Ah 2-badiisa Aqal Oo Soo Afjaray Wada Shaqeyn La’aan 6 Bil Kadib dhex-dhexaadin uu muddo socotay, ugu dambeyntii waxaa xalay heshiis taariikhi ah ku gaaray Muqdisho labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah oo muddo 6 bil aanu ka dhaxeyn wax wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Muxuu Ka Yiri Weerarkii Kismaayo? Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa u…