1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Soomaaliland Madaxwaynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Madaxwaynaha ayaa u magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Gobalka Hiiraan Oo La Kulmay Hay’adaha Samafalka Ee Ka Howlgala Gobalka Guddoomiyaha Cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraalle ayaa Maanta Xafiiskiisa waxaa uu kula kulmay Hay’daha ka howlgalla deegaanada gobolkaasi Hiiraan. Kulanka ayaa ahaa mid ay isku baranayeen guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Hortaagan in Doorashada 2020-ka Aaney Weji Yeelan? Iyada oo sanad iyo bar uun naga xigto doorashada guud ee 2020-ka ayaa waxa aanan muuqan weji loogu hagaago iyo hannaan sax ah oo la isku ogyahay taas oo keeni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Deni Oo Xilka Ka Qaaday Agaasimihii Ciidanka Badda Puntland Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday Agaasimihii ciidanka Badda Puntland ee ee PMPF Cabdiraxmaan Xaaji Xassan, isaga oo Magacaabay Agaasime Cusub. Wareegto kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Puntland Oo Xog Badan Ka Bixiyey Dhul-gariir Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Maamulkaasi Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhul-gariir uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Bari, balse ma aanay sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay. Faarax Maxamuud, wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Tuma Haweeneyda Madaxweyne Ka Noqotay Guddiga Midowga Yurub? Guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha waxaa ay u doorteen haweeney u dhalatay dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Ursula von der Leyen. Madaxweynaah cusub ee Guddiga Midowga Yurub Ursula von der…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Xaqiijisay Tayanta Adeegyada Ay Helayaan Xujeyda Soomaaliyeed Sanadkan Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaacisay in sanadkaan wasaaraddu ay aad u hibisay adeegyada ay helayaan xujeyda Soomaaliyeed ee soo gudanaya sanadkaan waajibaadka xajka. Cismaan Aaadan (Dhuubow) Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Gudoomiyaha golaha aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsanaha gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha la xiriira dhinaca dembiyada jinsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa maanta waxaa ay ku dileen nin ganacsade ahaa dagmada Dharkeynleey ee gobalka Banaadir. Ninka la dilay ayaa ahaa ganacsade siweyn looga yaqaano dagmada, waxaana magaciisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Oo Kulan La Qaatay Madax ka Tirsan Qaramada Midoobay Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah u qeybsanaha gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan…