1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed oo Xilka Wareejinaya Sabtida Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa waxaa uu aqbalay inuu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan loo soo magacaabay Cali Muxumad Carraale. Kulamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waa in Deg deg Loo Joojiyaa Dirirta Sokeeye Ee Ka Socota Ceel-Afwen” Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in uu aad uga tiiraanyeeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Warqadaha: Dagaal Dastuuri Ah Oo Ka Dhex Dilaacay Wasaaradda Cadaaladda iyo Maxkamadda Sare Maqnaanshiyaha guddiga adeegga garsoorka iyo dhameystir la’aanta dastuurka KMG ah, waxaa ay keentay in dagaal dastuuri ah ka dhex bilowdo wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha garsoorka iyo maxkamadda sare ee dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dhaliishay Socdaalkii Kheyre Ee Waqooyiga Gaalkacyo Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre uu ka weecday maqaamkii uu maamulkooda ugu soo dhoweyn lahaa waqooyiga magaalada Gaalkacyo. C/raxmaan Dhabanacad,…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Sen. Abshir: Kala Xadeynta Dastuuriga Ah ee Awoodaha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Arar: Jamhuuriyadda Soomaaliya waxay soo martay marxalo kala duwan waxaana soo xukumay dowlado rayid ah iyo dowlad militeri ah. Hab-dhaqanka siyaasadeed iyo midka maamul ee Dalka wuxuu intiisa badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Soomaaliya Oo Ka Gaabsatay Safarka Farmaajo ee Itoobiya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka gaabsatay arrinta la xiriirta safarka ay warbaahinta dalalka dariska qoreen ee la xiriira socdaal lagu wado in madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu 13-ka bishan ku tagayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay DFS Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo bandhigeen Xuseen Xasan Cambeer, oo ka tirsanaa saraakiisha Al-shabaab, kaasi oo ay sheegeen inuu isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Aan La Dagaalanno Kuwa Xaalufka Ku Haya Deegaanka” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dhibta ugu weyn ee ka taagan deegaanno ka mid ah Jubbaland ay tahay xaalufka lagu hayo dhirta. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Barre “Xukuumadda Qas Ayeey Ka Waddaa Deegaannada Galmudug” (Dhageyso) Siyaasi Cabdi Barre Cabdi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre ay qas ka waddo deegaannada Galmudug. Wuxuu sheegay in Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kheyre Oo La Kulmay Bulshada Gaalkacyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xalay wuxuu kulamo kala duwan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulamadii…