1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caawa Oo Dunida Laga Arki-doonno Meeraha Jupiter Sida ay sheegeyso hey’dda NASA waxaa caawa oo isniin ah dunida laga arki-doonaa meeraha Jupiter oo ka mid ah meerayaasha ugu caansan, ugu weyn. Jupiter waxaa uu 11 million mile…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Soomaali Mareykan Ah Oo Lagu Xukumay 12 Sano Oo Xabsi Ah. Sarkaal hore uga tirsanaa boliiska magaalada Minneapolis oo lagu magacaabo Maxamed Nuur ayaa lagu xukumay 12 sano oo xabsi ah kaddib markii uu toogasho ku dilay haweeney caddaan ah taasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu ku fatahay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolkaasi. Meelaha ugu daran ee Wabiga uu ku fatahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Magaalada B/weyne? Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan, waxaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay aad loo hadalhayey xil ka qaadistii lagu sameeyey guddoomiye Yuusuf Dabageed, isaga oo iska diiday xil ka qaadistaasi. Waxgarad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Francisco Madeira Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya. Hawlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa ballanqaaday inay sii-wadayaan hawlaha lagu xasilinayo dalka iyo dadaallada dib u soo kabashada ah ee lagu caawinayo Soomaaliya iyadoo la fulinayo mashaariic meelo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Iska Diiday Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey, Gobolka Mudug C/rashiid Xaashi Cartan, guddoomiyahii gobolka Mudug ee xilka looga qaaday wareegtadii kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug ayaa iska diiday xil ka qaadistaasi lagu sameeyey. Cartan ayaa sheegay in shacabka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarun Tababar Ciidan Oo Laga Furay Baydhabo Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amardambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa magaalada Baydhabo ayaa furey xarun cusub oo loogu talaalay in lagu tababaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Qabanqaabada Xuska Todobaadka Xorriyadda Oo La Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qabanqaabada munaasabadda xuska todobaadka xoriyadda Soomaaliya. Guddigan uu magacaabay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya in ay ka shaqeeyaan qabanqaabada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed “Guudlaawe Wuxuu Soo Amray In Xabsiga La i Dhigo” Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maalin ka hor xilka guddoomiye-nimo looga qaaday wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay in la qorsheeyey in isaga xabsiga la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaaddin Soomaali Ah Oo Laga Soo Musaafurinayo Dalka Ingiriiska. Yacqub Xasan oo ah muwaaddin asalkiisu yahay Soomaali laakiin haysta dhalashada dalka Ingiriiska kuna eedeysnaa kufsi wadareed oo musaafurin lagu sameyn rabay la hakiyey kaddib markii rakaab careysan oo saarnaa…