1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Barri Laga Ciidayo Wasiir wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda federalka ee Soomaaliya Shiikh Nuur Maxamed Xuseen,ayaa sheegay in maalinimada Barri oo Talaada ah ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, sanadka 1440…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Xariga ka Jaray Mashruuc Horumarineed Oo Laga Fuliyay Dugsiga Shariif Qulateyn Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yarisow) ayaa xariga ka jaray Mashruuc horumarineed oo laga fuliyay Dugsiga hoose, dhaxe iyo sare ee Shariif Qulateyn oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ka Mamnuucday Kalluumeysatadeeda Xeebaha Soomaaliya U Dhaw. Kenya ayaa ka mamnuucday kalluumeysatadooda meelaha u dhaw xeebaha Soomaaliya sababo la xiriira walaac laga qabo amniga. Taliyaha boliiska deegaanka Lamu Joseph Kanyiri ayaa sheegay in dhammaan kalluumeysatada laga joojiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Midowga Yurub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee loo soo magacaabay Soomaaliya Mudane Nicolás Berlanga Martinez. Madaxweyne Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Iyo Puntland Oo Maxaabiis Is Dhaafsaday Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay sii daayeen 14 maxaabiis ah, kuwaasi oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasi oo ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Cawad Oo Nuqul Ka Mid Ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Isniin ah kaga guddoomay xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka Ergada Midowga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: ISIS Oo Qoraneysa Dagaalyahanno. Kooxda ISIS ee woqooyiga Soomaaliya ayaa qoraneysa dagaalyahanno si xowli ah iyadoo ay jiraan kororka weerarrada dhinaca cirka ah ee dowladda Mareykanku ka fuliso Soomaaliya sida lagu sheegay war kasoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa todobaadkan qoraal ka soo saaray xaaladda Soomaaliya ee dhanka siyaasad, amni iyo xataa waqtiga ciidamada AMISOM, waxaa sidoo kale jirtay in ay ka digeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul-wasaare Abiy Oo Ku Kulmay Magaalada Addis-Ababa. Ra’iisul-wasaaraha dowladda Ethiopia Abiy Ahmed ayaa shalay ku qaabbilay magaalada Addis-Ababa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamd Cabdullahi Farmaajo. Xafiiska Abiy Ahmed ayaa sheegay in labada mas’uul ay wada-qaateen wadahadallo laba dhinac ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 55 Kiis Oo Cudurka Daacuunka Ah Oo Laga Helay Soomaaliya. Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday 55 kiis oo cusub oo cudurka daacuun caloolaha ah kaddib baaritaan ay sameysay laanta baarta cudurrada faafa intii u dhaxeysay 13 illaa 19 bishii…