1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Madaxweyne Deni Uu Kula Qaatay Dhiiga Xaaf Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Putnland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxaa uu madaxtooyada Putnland ee Gaalkacyo uu ku qaabililay dhigiisa maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf. Kulan labada Madaxweyne waxaa qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Marxuum Xuseen Ceelaabe Faahiye Waxaa maanta qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Xuseen Ceelaabe Faahiye oo horay u soo noqday xildhibaan, soona qabtay dhowr wasaaradood. Tan iyo xiliggii dowladdii Siyaad Barre waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay Cadaadiska Kenya Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay cadaadiska dalka Kenya ay saareen siyaasiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan dhanka safarka, wasiirro iyo xildhibaanno lagu xanninabay garoonka JK, baaritaannada lagu sameeyo Soomaalida safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay X control, Afgooye wararka naga soo gaarayo degmada Dharkenley ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya inuu goordhow ka dhacay Qarax inta u dhaxeyso X control Afooye iyo Isgooyska Xoosh. Qaraxa ayaa ahaa qarax Miino …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay nawaaxiga Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari, wuxuuna ku qarxay koontarool ku dhow xarunta…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Ansixintii Golaha Shacabka Ee Sharciga Batroolka Kadib, Maxaa Xiga? Dawladda Federaalka waxay isniintii ka gudubtay caqabadii ugu weynayd ee dhanka horumarinta shidaalka lagu tuhmo Soomaaliya. Lagu tuhmo ayaan lee yahay, ma jiraan ceelal la qoday oo shidaal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Beeleed Ka Jirta Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay maanta ka taagan tahay xiisad u dhaxeysay Labo beel oo halkaa wada dega. Xiisaddan ayaa si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Ma Jirto Diblomaasiyiin Soomaaliyeed Oo Aan U Diidnay Dal KuGalkeena Dowladda Kenya ayaa iska fogeysay hadallo sheegaya in saraakiil ka tirsan garoonka magaalada Nairobi ay u diideen saddex qof oo Soomaali ah kuwaasoo haystay Passporka Diblomaasiga dal-ku-galka Kenya maalintii Isniinta.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweyne Deni Uu La Qaatay Waxgaradka Iyo Ganacsatada Gobalka Mudug? Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada magaalada Gaalkacayo kulan kula qaatay Nabadoonada iyo xubno ka mid ah ganacsatada gobolka Mudug ee Putnland kulanka ayaa u jeedkiisu ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirrada Kenya Ku Galay Baasaboorrada Kale, Waxay Magac Dileen Baasaboorka Soomaaliya Kadib markii dowladda Kenya ay dal ku gal u diidey siyaasiyiin Soomaaliyeed kuwaas oo sitay Baasaboorro diblomaasi ah ayaa waxaa dhacday in 3 ka mid ah sheegteen dalal kale, lana…