1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Goodax Oo Putnland Ka Raali geliyay Hadal Hadal Uu Horay U Sheegay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Somaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa Puntland ka raali galiyay hadalkii gafka ahaa ee uu ujeediyay. Qoraal laga soo saaray Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Somaliya ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga Doorashooyinka Qaran Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha ku yeeshay Kalafadhiga 5-aad kulankiisa 5-aad. Agendaha kulanka maanta ayaa ahaa Dhageysiga warbixinta Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Caawa Muqdisho Ka dhacay Qarax xoogan oo inta badan laga maqalay dagmooyinka qaar ee magaalada ayaa cawa waxa uu ka dhacay dagmada Xamar-weyne ee gobalka Banaadir. Qaraxa ayaa ahaa gaari nuuca raaxada ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Puntland Ka Dalbaday Maxaabiis Is Dhaafsi Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhowaaqay iney diyaar u yihiin siideynta maxaabiistii ay ka qabteen ciidanka Puntland, kadib dagaalladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta-gareen: Waxaa La Gaaray Xilligii Al-shabaab Laga Xoreyn Lahaa Gobollada K/galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta-gareen ayaa si kulul wuxuu kaga hadlay xaaladda ammaanka ee deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo, gaar ahaan qaraxii shalay ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Baay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 48 Qof Oo u Dhimatay Shuban-biyood, WHO Hey’adda caafimaadka adduunka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in shuban biyoodka uu soo ritay dad ka badan 7235, oo ay ku jiraan ilaa 46 u dhimatay. Wararka waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Deni Oo Furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe Ee Punland Madaxweynaha dowladd-gobaledka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garoowe ku daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee dugsiyada Sare iyo dhexe ee Puntland, kaas oo ay u farisanayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Soo Gabagabeysay Ghageysiga Dacwadda Eedeysane Cali Maxamuud Axmed Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga eed ka dhan ah dable Booliis Cali Maxamuud Axmed oo 8-dii bishan Isgoyska Tarabuunka ku dilay Alle ha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SOMALILAND OO U DABBAAL-DEGEYSA MADAX-BANNAANIDEEDA AQOONSI LA’AAN. HARGEYSA, SOMALILAND—Maamulka sida iskiis ah goonida isu-taagay ee Somaliland ayaa maanta u dabbaal-degaya 28 sano guuradii kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqeen inay ka go’een Soomaaliya. Ma jiro dal illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso; Tirada Xujeyda Soomaalida Loo Ogolaaday Sanadkaan Iyo Lacagta Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha diinta dowladda federalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay tirada dadka Soomaalida ee Xujeyda ah,wasaaradda ayaana sheegtay in sanadkaan 1440 Hijriya ay gaarayaan dadka Soomaalida ah ee…