2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nairobi Oo Cadaadinta Muqdisho Gaarsiisey Meel Sare Iyo Villa Somalia Oo Aamusan Dalka Kenya ayaa 4-tii bil ee ugu dambeysay waxaa uu kor u qaadey cadaadiska uu ku hayo Soomaaliya, siyaasad iyo ganacsiba. Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ma Ogin Isbadal Ku Yimid Siyaasadda Socdaalka Kenya, Agaasime Koofi Oo Goobjoog u warammay Soomaaliya ayaa iska fogeysay in Kenya ay la socodsiisey isbadal xagga socdaalka la xiriira, gaar ahaan dadka sita baasaboorrada diblomaasiga ah kadib markii ay Kenya soo celisay siyaasiyiin Soomaaliyeed, sidaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiintii Ay Kenya u Diiday Iney Galaan Dalkeeda Oo Kusoo Noqday Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib loogu soo celiyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo habeenkii xalay ahaa ku hoyday garoonka diyaaradaha ee Jomma Kenyatta kadib markii loo diiday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ANTONIO GUTERRES: SOOMAALIYA WAXAY SAMEYNEYSAA HORUMAR LAAKIIN WALI WAXBA LAGAMA QABAN XAG-JIRNIMADA Soomaaliya waxay horumar ka sameyneysaa dhismaha dowladnimada laakiin waxay wali la tacaaleysaa inay wax ka qabato xagjirnimada, argagixisada, dagaallada sokeeye, xasillooni darrida siyaasadeed iyo musuqmaasuqa sida lagu sheegay warbixin cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 QOF AYAA DHIMATAY MARKII ALSHABAAB AY WEERARTAY SALDHIG CIIDAN. 18 qof ayaa dhimatay markii xarrakada Alshabaab ay weerar ku qaadday saldhig ciidan oo ku yaalla koofurta Soomaaliya. Dadka geeriyooday waxaa ka mid ah 14 dagaalyahan oo ka tirsan Alshabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Dib Udhis Ku Sameynaysa Isbitaalka Xoogga Qaranka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u dhis lagu samaeynayo Isbitaalka Xooga Qaranka kaas oo ku burburay dagaaladii dalka soo maaray inta lagu guda jiro sanadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Jadwalka Cusub ee imtixaanka shahaadiga Wasaaradda waxbarashada ee Jamhuuriyadda federaalka ah ayaa maanta soo saartey jadwalka cusub ee imtixaanaadka shahaadiga ah. Imtixaanaadka ayey wasaaradda horey u baabi’isay kadib markii la sheegay inuu baxay qish. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Sharciga Batroolka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulankoodii 16aad kal-fadhigiisa 5aad ku yeesheen Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Gollaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Cod…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 9 Sabab Oo Aanu Baarlamaanka Federaalka u Ansixin Karin Sharciga Saxaafadda! Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa rajo fiican ka qabtey in sharciga saxaafadda ee wax ka bedelka lagu sameeyey uu markan noqdo mid u adeega horumarinta xuriyadda hadalka iyo hal-abuurka, laakin waxaa muuqato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan yeelanaya xaruntooda. Ajendaha kulanka waa 3 qodob. 1.U codeynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa. 2.Akhrinta 3aad wax ka…