1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Nin Ganacsade ah Oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Nin ganacsada ah ayaa lagu dilay galinkii danbe ee maanta goob ganacsi oo uu ku la haa is goyska X Koontarlool Afgooye ee duleedka magaalada caasimadda Muqadisho. Dilka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarrakada Alshabaab Oo Lacag Madax-furasho Ah Ka Dalbatay Dhaqaatiir U Afduuban. Xarrakada Alshabaab oo la tuhunsan yahay inay ka afduubteen Kenya laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba ayaa hadda dalbanaya lacag madax-furasho ah oo gaareysa $1.5 million) Dalabkaan madax-furasho ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray Go’aanno ku saabsan Dhoofinta Dhuxusha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:- Soo saaridda iyo dhoofinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Fashilka Shirkii Garoowe, Arrinta Galmudug Iyo Doorashooyinka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyey munaasabadda 15-ka MAY maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kaga hadlay arrimo aad u badan. Madaxweynaha ayaa soo hadal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Haduu yahay Dowlad Goboleed Ama Dowladda federaalka Xaqiiqatan ma Dooneyno Hal Maalin in lagu Daro Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey munaasabadda 15-ka May ayaa ka hadlay shirkii Garoowe isaga oo soo qaatey arrimo ay isku fahmi waayeen dowladda dhexe iyo dowladaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo “Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa qabyaaladda ay ka fogaayeen iyo sida ay u aaminsanaayeen midnimada” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia Oo Yeelatay Agaasimihii 5-aad Muddo 2 Sano ah Villa Somalia ayaa waxaa loo magacaabay agaasime cusub Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) kaas oo baday agaasimihii hore marwo Aamina Saciid Cali Villa Soomaaliya ayaa yeelatay Agaasimihii 5-aad Muddo 2…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Agaasime Cusub U Magacaabay Madaxtooda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan maanta u magacaabay Dr. Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Sh/Dhexe Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Gaadiidka Muqdisho Iyo Jowhar Maamulka Gobalka Sh/dhexe ee Hirshabelle ayaa shaqa joojin ku sameeyay dhamaan gaadiidka qaada dadweynaha kuwaas oo istaacmaala inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Jowhar wadada xariirisa. Sababaha gaadiidkaan shaqada looga hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Soomaaliya Waxaa ay u Gudubtey Wejiga 4aad ee Barnaamijka SMP War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda lacagta aduunka ee IMF ayaa lagu sheegay in hey’adaha dowladda federaalka ah ay ka soo baxeen shuruudihii barnaamijka SMP3, la iskuna afgartay…