Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray Go’aanno ku saabsan Dhoofinta Dhuxusha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:- Soo saaridda iyo dhoofinta… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Fashilka Shirkii Garoowe, Arrinta Galmudug Iyo Doorashooyinka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyey munaasabadda 15-ka MAY maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kaga hadlay arrimo aad u badan. Madaxweynaha ayaa soo hadal…
2 daqiiqo Farmaajo: Haduu yahay Dowlad Goboleed Ama Dowladda federaalka Xaqiiqatan ma Dooneyno Hal Maalin in lagu Daro Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey munaasabadda 15-ka May ayaa ka hadlay shirkii Garoowe isaga oo soo qaatey arrimo ay isku fahmi waayeen dowladda dhexe iyo dowladaha…
2 daqiiqo Farmaajo “Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa qabyaaladda ay ka fogaayeen iyo sida ay u aaminsanaayeen midnimada” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Villa Somalia Oo Yeelatay Agaasimihii 5-aad Muddo 2 Sano ah Villa Somalia ayaa waxaa loo magacaabay agaasime cusub Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) kaas oo baday agaasimihii hore marwo Aamina Saciid Cali Villa Soomaaliya ayaa yeelatay Agaasimihii 5-aad Muddo 2…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Agaasime Cusub U Magacaabay Madaxtooda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan maanta u magacaabay Dr. Nuur…
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Sh/Dhexe Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Gaadiidka Muqdisho Iyo Jowhar Maamulka Gobalka Sh/dhexe ee Hirshabelle ayaa shaqa joojin ku sameeyay dhamaan gaadiidka qaada dadweynaha kuwaas oo istaacmaala inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Jowhar wadada xariirisa. Sababaha gaadiidkaan shaqada looga hor…
2 daqiiqo IMF: Soomaaliya Waxaa ay u Gudubtey Wejiga 4aad ee Barnaamijka SMP War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda lacagta aduunka ee IMF ayaa lagu sheegay in hey’adaha dowladda federaalka ah ay ka soo baxeen shuruudihii barnaamijka SMP3, la iskuna afgartay…
1 daqiiqo Lafta Gareen “Shirkii Garoowe Arrimo Muhiim Ah Ayaa Looga Hadlay” Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa sheegay in shirkii fashilmay ee Garoowe uu isaga aragti ahaan qabo in uu ahaa mid wanaagsan oo arrimo badan looga hadlay. Wuxuu…
6 daqiiqo Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose.…