1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Lagu Dhaawacay Nin U Dhashay Dalka Turkiga iyo Ruux La socday Oo Muqdisho Ka dhacay Qarax nuuciisa uu yahay midka la hoos geliyo Baabuurta ayaa goor dhaw oo duhurnimadan ah wuxuu ka dhacay isgoyska KM-4 gaar ahaan meel u dhaw Aargada. Qaraxan oo jugtiisa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Xukun Dil Ah Oo Lagu Riday Saddex Ka Mid Ah Raggii Loo Haystay Dilka Iyo Kufsiga Caa’isha Ilyaas Maxkamadda Derajada Koowaad ee gobolka Nugaal ayaa goor dhow waxa ay xukun dil ah ku riddey Saddex ka mid ah 10-kii qof ee loo haystay dilka iyo Kufsiga Caa’isha Ilyaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kenya u Joojisay Duulimaadyadii Tooska Ahaa Ee Muqdisho Iyo Nairobi? Dowladda Kenya ayaa ka hadashay sababtii ay u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, kaa oo loo wareejiyey dhanka magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Kabtan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Go’aan Laga Gaarayo Kiiska Caa’isha Ilyaas Maxkamadda derajada Koowaad ee gobolka Nugaal ayaa waxaa la filayaa in maanta ay go’aan ka gaarto 10 nin oo ku eedeysan dilkii iyo kufsigii magaalada Gaalkacyo loogu geystay Caa’isha Ilyaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Markii Horeba Garoowe Waxaa Tagay Madax Isku Careysan” (Dhageyso) Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalin oo wax badan kala socda siyaasadda dalka ayaa nasiib darro ku tilmaamay fashilkii ku yimid shirkii Garoowe uga socda madaxda DFS iyo kuwa dowlad goboleedyada. Waxa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Waxaa Nasiib darro ah in aanan Garaneyn Cidda wadanka Xukunta iyo cidda Mas’uulka ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shir jaraa’id qabtay waxyar kadib markii uu ku laabtay Kismaayo ayaa ka hadlay in dalkan aanu lagu maamuli karin fikir hal aqof. Mr. Madoobe oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ammaanka Oo Duleedka Muqdisho ku Qarxiyay Miino Ciidamada dowladda Federalka Somaliya ayaa maanta deegaanka Waydow ka soo saaray Miino tankeeda uu yahay mid aad u culus. Miinadan ayaa waxaa lagu aasay laamiga dhinaceeda, waxaana hawlgal Ciidamada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi Oo Nasiib Darro ku Tilmaamay Fashilkii Shirkii Garowe Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan golaha shabaka ayaa ka hadlay shirkii maalmahan ka socday magaalada Garowe kaas oo ku soo dhamaaday is afgaranwaa . Xildhibaan sakariye ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Ka Socotay Iskuulka Indhoolayaasha Al nuur Oo Maanta Ka Qeyb Gashay Imtixaanka Qaranka Ka dib burburkii dowladdii dhexe ardayda araga La’ waxa ayna u fariisteen imtixaanka qaran ayagoona qeyb ka noqday 31.500 oo arday oo maanta u fariistay Imtixaanka ay qaadayso wasaaradda waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurka Galmudug: Xil-heynta Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Waa 4 Sano Oo Bilaabaneysa March 2018 Sida ku qoran dastuurka Galmudug oo nuqul ka mid ah ay heshay Goobjoog News muddada xil-heynta madaxweyne Axmed Geelle Xaaf iyo baarlamaanka isku dhafka ah waxaa ay ka bilaabaneysaa 26/03/2018…