1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta oo cafiyay deyntii ay ku lahaayeen Soomaaliya Cabdulraxiim Suleymaan oo ah Agaasimaha Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka cafiyeen deemihii dhanka warbaahinta ay ku lahaayeen. deyn cafintaan ayaa timid kadib shirkii 42-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo magacaawday guddiga wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa magacabay xubnaha guddi ka shaqeeyo wadaxaajoodka Faderaalka iyo Puntland. Deni ayaa sheegay in xubnaha guddigaan oo ka kooban 13 xubnood iyo 9…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka oo deeq gaarsiisay dad Barakacayaal ah Hay’adda maaraynta masiibooyenka Soomaaliyeed ee SODMa ayaa gaarsiisay kaamamka barakacayaasha Ramaas , damalay , baryo samo ee Dagmada dayniile deeq raashin ah oo isugu jirta bariis , bur ,baasto ,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo shaaciyay 10- qof oo lagu daray liiska argagixisada Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay magacyada xubnaha ururka alshabaab u qaabilsan arrimaha dhaqaalaha, kuwaas oo uu Maraykanku xogtooda helay. Xubnaha la shaaciyay ayay sheegeen Waaxda maaliyadda dowladda Maraykanka in ay yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan oo muddo saddex maalin ah u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Baydhabo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta kumeeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Xasan Sheekh ayaa kamid ah madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawalka Mas’uul dowladeed oo u goystay Al-shabaab, Dhacdo Kale Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa sheegaya in mid kamid ah darawalada Wasiir ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Axmed Madoobe uu la goystay gaari ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari dilay Qof Shacab ah oo gacanta lagu dhigay Ciidamada dowladda ayaa war ka soo saaray dil askari ka tirsan ciidamada ilaalada deegaanka uu u gaystay nin shacab ah, kaas oo ku sugnaa degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir. Gaashaanle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Shaacisay Mawqifkeeda dowladnimada Soomaaliya Dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday mowqifkooda ku aaddan hanaanka dowlad dhiska Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay qayb ka qaadaneyso dhismaha hanaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka Furmay Waxa maanta ka ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya. Shirkaan ayaa diirada lagu saaraya arrimaha…