1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaal Degayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowaldda oo hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga gobalka Bakool Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa dadka deegaanka ah ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Xudur ee gobalka Bakool. Deegaanka Dhuursheen Shabeelle oo 35 km, u jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka oo fadhi ka yeelanaya cunaqabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya Golaha Ammaanka ayaa Talaadadii go’aamiyay in la meel mariyo qaraarka tirsigiisu yahay 2661, kaasi oo lagu kordhiyay qaraarka tirsigiisu yahay 2607 labo maalmood, illaa 17-ka Nov. Iyadoo dib loo xasuusanayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab siday Shidaal oo lagu duqayay xeebaha dalka Cumaan Markab nooca shidaalka qaada ah oo lala xiriirinayo in uu leeyahay bilyaneer Israa’iili ah ayaa diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ah ku dhufatay gantaal xilli uu marayay xeebaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo soo saartay digniino su aadan Roobabka la filayo Hey’adda Maareynta Musiibooyinka dowladda federalka Soomaaliya ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobabka la filayo in ay dalka ka da’aan Todobaadka sedexaad ee bisha November 2022 inta lagu jiro 15-ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Caalamka oo ka hadashay weerarkii ka dhacay Istanbul Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qarax galabnimadii shalay ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaas oo ay ku dhinteen dad fara badan. Inta la xaqiijiyay dhimashada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UCID iyo WADANI oo cadeeyay Mowqifkooda ka dhanka ah Muuse Biixi Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ayaa cadeeyay moowqifkooda ka dhanka ah mudda kororsiga madaxweynaha waqtiga uu ka dhamaaday Muuse Biixi. Shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay barnaamijka Xukuumadda ee Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka. Shirka oo ay ka soo qaybgaleen guddi hoosaadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UCID iyo WADANI oo kulamadoodii ugu dambeeyay ku yeelanaya Hargeysa Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADANI, ayaa yeelanaya kulamadoodii ugu dambeeyay ee ay ku cadeynayeen mowqifkooda ka dhanka ah mudda xileedka dhamaaday ee madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Caan ah oo lagu dilay gobalka Galgaduud Wararka naga soo gaarayo deegaanka Dhisaq Shurufle ee hoostaga gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxa hubaysan ay habeennimadii xalay ku dileen deegaanka Sheekh Caan ah iyo wiil uu dhalay. Sheekha…